Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusay Maalinta Shaqaalaha Adduunka.

Madaxweynaha  Xaflad.jpg5Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu xusayay Munaasabadaan maalinta shaqaalaha Adduunka 1-da May oo maanta ku beegan, islamarkaana ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo u hambalyeeyay Shaqaalaha Soomaaliyeed.

Ra'iisal-waasaraha CusubRa’isal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa munaasabada 1-da May 2014 oo ah maalinta shaqaaleweynaha aduunka ugu hambalyeeyay dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. Hambalyo iyo Bogaadin ku aadan maalinta shaqaalaha aduunka ee uu Mudane C/weli u diray dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed ee udub-dhexaadka u ah shaqada iyo horumarka dalka. Continue reading

Hey’adaha u dooda Xuquuqda Aadanaha oo Kenya uga digtay xadgudubyada lagu sameynayo dadka Soomaalida.

Human Rights Watch.png1Hay’addaha u dooda xuquuqda Aadanaha ayaa ka digay inay sii socdaan xad-gudubyada ay u geysanayso Dowladda Kenya dadka Soomaaliyeed ee ku nool Wadankaasi.
Continue reading

Ciidamada Ammaanka oo maanta howlgallo ka sameeyey Degmada Yaaqshiid ee G/ Banaadir.

BaarisCiidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa maanta baaritaanno ka billaabay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, waxaana howgalkaas lagu soo qab-qabtay dad badan.
Continue reading

Dowladaha Soomaaliya iyo Tunis oo kawada hadlay dib u soo celinta xiriirka labada wadan.

tunisiya_2Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E.Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maalintii shalay  booqasho ku tagay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Tunisia, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyay Wasiirka Wasaaradaasi H.E. Mongi Hamdi oo kulan gaar ah ay wada yeesheen. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

DAAWO WAREYSIGII WASIIRKA WARFAAFINTA SOMALIA.

HISTORY: SAFIRKA: THE ENVOY IN SOMALIA. PETER BRIDGES SPEAKING AT PORT PROJECT, KISMAYO, APRIL 1986.

SIAD BAREIt was May in Rome. I wished it were Sunday and my wife and I were climbing Monte Gennaro. The intercom buzzed; I had a call from Robert Oakley in Washington. Bob Oakley was our Ambassador to Somalia, in Washington for consultation. We had agreed that on his way back to Mogadishu he would stop in Rome for lunch with people from the Italian Foreign Ministry. Continue reading

Transcript of Meeting between East German leader Erich Honecker and Cuban leader Fidel Castro, East Berlin, 3 April 1977 (excerpts).

castro-mengistuBefore my departure from Aden we discussed with the PDRY leadership the need to do everything possible to arrive at an understanding between Somalia and Ethiopia. I was well received in Somalia. I had asked them not to have any public demonstrations. Siad Barre was very friendly during our first dinner. Prior to my arrival, I had received his reply to a letter of mine regarding the question of relations between Somalia and Ethiopia. I had also sent an envoy to Somalia for discussions with Vice President Samantar and Interior Minister Suleiman. Continue reading

%d bloggers like this: