Kenyan Farmers Threaten Violence Over Khat Ban.

khad banKenyan khat farmers have threatened violent action against the British government following its decision to ban the stimulant. FG Machuma, who says he represents the Meru tribe, told Sky News the decision to make the plant a class C drug was a “declaration of war”. (VIDEO) Continue reading

Daawo Howlgal lagu dilay Dhagarqabe katirsanaa kooxda Al-Shabaab iyo midkale oo lasocday oo baxsaday.

Daawo Xukun Dil ah oo lagu fuliyay kuwii dilay Nafiso.

Daawo Xildhibaanada Baarlamanka oo beesha Caalamka ugu baaqay in ay faragelinta ka joojiyaan dowlada Soomaaliya.

Ciidanka nabadsugada Qaranka oo soo Bandhigtay Meydka Dhagar-qabe katirsanaa Al-Shabaab & Gaari uu watay.

???????????????????????????????Hey’adda nabadsugida Qaranka ayaa maanta soo bandhigtay gaari noociisu ahaa Toyota NOHA oo ay wateen maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo iyagu isla maanta dad shacab ah ku toogtay maqaayada Beder ee ka soo horjeedda wasaaradda arrimaha dibadda ee magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE

Continue reading

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku riday raggii dilay Marxuum Nafiso Cismaan Salaad.

???????????????????????????????Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukun ku ridday eedeysanayaashii loo heystay dilkii Nafiso Cusmaan oo aheyd Ardayad Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Xildhibaanno ku baaqay in beesha caalamka ay joojiso fara gelinta ay ku hayso dowladda Soomaaliya.

XildhibaanadaXildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa beesha caalamka ugu baaqay in faragelinta ka deyso Hannaanka dowladda Soomaaliya oo hadda ah mid buuxa. Continue reading

%d bloggers like this: