Posted on April 30, 2014 by SomaliSwiss
Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ka dhageystya gudigga Gaadiidka, taas oo ku aadan heshiiskii ay Xukuuumadda la gashay shirkadda FAVORI ee lagu wareejiyay maamulka garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Baarlamaanka oo maanta guda-galay dhageysiga gudiga Gaadiidka oo ka warbixiyey heshiiskii ay Xukuumadda la gashay Shirkadda FAVORI.
Posted on April 30, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa xusay inay jiraan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo leexsaday raashin gar-gaar ahaa.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo shaaca ka qaaday inay jiraan mas’uuliyiin leexsaday Gargaarka ay dowladdu dirtay gobollada Bay iyo Bakool.
Posted on April 30, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka Amniga Qaranka, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ayaamahii la soo dhaafay ka jawaabayay su’aalo ay xildhibaannada baarlamaanku shalay weydiiyeen ayaa sheegay in Muqdisho ay ku yaallaan suuqyo madoow oo lagu iibiyo hubka, balse ay dagaal kula jiraan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Amniga Qaranka oo sheegay in magaalada Muqdisho ay ka jiraan Suuqyo Madow oo lagu iibiyo hubka.
You must be logged in to post a comment.