Madaxweyne Xasan Sheikh oo u socdaalay dalka Jabuuti.

Madaxweyne Xasan  Dib MuqdishoMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u socdaalay dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono dhigiisa Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

War horudhac oo aan ka helnay Weriyaha noogu soo hadla dalka Jabuuti wuxuu sheegay in Labada Madaxweyne ay maanta ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo kan saaxiibtinimo ee labada dal, iyadoo inta uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku suganyahay dalka Jabuuti uu la kulmi doono Madax kale.

Wafdiga Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ayaa Madaxweyne Guuleed iyo Madax kale ay si diiran ugu soo dhaweeyeen garoonka Caalamiga ah ee dalka Jabuuri.

SomaliSwiss        Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com

//

%d bloggers like this: