Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed oo maanta Muqdisho kula kulmay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya.

Ra'iisal-waasaraha Cusub.jpg3Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed ayaa maanta Muqdisho kula kulmay danjiraha Somalia u fadhiya dalka Kenya, Maxamed Cali Nuur Ameerika, kaasoo Muqdisho yimid Axaddii shalay, kaddib markii ay u yeertay xukuumaddaSoomaaliya si wax looga weydiiyo xaaladda Soomaalida ku nool Kenya.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh oo u socdaalay dalka Jabuuti.

Madaxweyne Xasan  Dib MuqdishoMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u socdaalay dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono dhigiisa Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaaanka Prof. Jawaari oo sheegay in Safiirka Soomaaliya ee Kenya uu hor-imaanayo Baarlamaanka.

Guddoomiyaha Barlamaanka.jpg1Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya, Maxamed Cali Ameerika uu horimaanayo baarlamaanka si xildhibaannada uu ugu sharraxo xaaladaha ka taagan Nairobi.
Continue reading

Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya oo maanta la filayo inuu la kulmo Jaaliyadda iyo Ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Sudan.

???????????????????????????????Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay inuu maanta magaalada Khartoum ee dalka Sudan uu kula kulmo Jaaliyadda iyo ardayda Soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool, si uu uga warbixiyo xaaladaha uu dalka kusuganyahay.
Continue reading

Wasaaradda amniga Qaranka oo ka codsaday Xildhibaanada Baarlamaanka in ay meel mariyaan sharciga la dagaallanka argagixisada marka la hor-keeno.

wasiirka amnigaWasaaradda amniga Qaranka ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay sugidda nabadgelyada dalka, iyadoo dhinaca kalena sheegatay in Baarlamaanka ay dhawaan u gudbin doonto sharciga ladagaallanka argagixisada.
Continue reading

Kenya: Somalia diplomat’s arrest as an ‘agressive’ and unwanted move.

ali ameriko & P. KenyaNairobi (HAN) April 27, 2014, The House speaker of Federal Somali parliment has strongly condemned the arrest of its Somali embassy consular to Kenya Siyad Mahmoud Shire who was held in a police detention for several hours on Friday.
Continue reading

%d bloggers like this: