Dhismaha xarunta cusub ee safaaradda Soomaaliya ee Malaysia oo xariga laga jaray.

aXaflad Xarigga looga jarayey dhismaha cusub ee Safaradda Soomaaliya ee dalka Malaysia oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee Soomaalida Malaysia Sida arday, aqoonyahanno, hooyooyinka, fanaanin iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtay dhismaha hooyga cusub ee safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Malaysia, iyadoo si aad ah loogu xardhay astaanta calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya oo su’aalo la xiriira amniga dalka waydiiyey Wasiirka Amniga Qaranka

???????????????????????????????Kulanka Baarlamaanka ee maanta waxaa shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waxaana goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku xigeennada Koowaaad iyo Labaad ee Baarlamaanka ayadoo Ajandaha Baarlamaanka qeybta hore uu ahaa dhameystirka dooda la xiriirtay Miisaaniyadda sanadkan 2014-ka.
Continue reading

Haweynay Soomaliyeed oo uur leh oo ka soo dhacday dabaq ku yaalla Xaafada Islii.

nairobi-islii.jpg3Haweynay Soomaaliyeed oo uur leh ayaa kasoo dhacday xalay dabaqa saddexaad dhisme ku yaalla xaafada Islii ee Nairobi iyadoo isku dayaysay inay ka dhuumato ciidamada booliska Kenya oo saqdii dhexe ee xalay u garaacay guriga.
Continue reading

Xukuumadda Soomaaliya u yeertay Danjiraheeda u fadhiya dalka Kenya iyo Qunsulkiisa

Cali AmeerikoWaxaa maanta barqanimadii ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Ameeriko ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha dibadda Mahad Maxamed Salaad iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda.
Continue reading

Somali mother’s shock over ‘lost’ plane stowaway.

Diyaarad USAThe mother of a Somali teenager who survived a US flight in a wheel well has told the BBC of her shock and relief to discover he is alive.

Ubah Mohamed Abdullahi, who lives in a refugee camp in Ethiopia, says it was the first news she had heard about her “lost son” for six years. Continue reading

%d bloggers like this: