Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta kormeer ku tagay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta.

DSC057961Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka booqday xarunta Wasaaradda Warfaafinta, iyadoo halkaasina si fiican loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Dad u dhintay Biyo la’aan oo laga soo Sheegay deegaano hoostaga Gobollada Dhexe iyo Galguduud, Puntland iyo Somalialnd.

Biyo la'aan.JPG2Dad ugu dhintay Biyo la’aan laga soo Sheegay deegaano hoostaga Gobollada Dhexe iyo Galguduud, Puntland iyo Somalialnd, iyadoo la sheegay in dad ay u dhinteen harraad; Sidaas waxaa laga wareystay Maxamed Aadan Rooble oo ka mid ah odayaasha degmada Guriceel ee gobolka Galguduud oo u warramayay BBC-da ayaa sheegay in toddoba qof ay u dhinteen biyo la’aan, isagoo sheegay in dadka dhintay hal nin mooyee ay inta kale ay ahaayeen haween iyo caruur. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Xukuumadda ka dalbaday in ay ka hadlaan bahdilka iyo sharaf dhaca loogu geysanayaan dalka Kenya shacabka yo diblomaasiyiinta Soomaalida.

???????????????????????????????Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho kusii ambaqaaday ka doodista Miisaaniyadda Dowladda ee sanadkan 2014ka, taasi oo dhowaan warbixinteeda uu Golaha Shacabka dib ugu soo celiyey Guddiga Maalliyadda ee Baarlamaanka. Continue reading

%d bloggers like this: