R/wasaare Cabdweli Sheekh Axmed oo ku guubaabiyey Bulshada Soomaaliyeed inay gacan Ka geystaan adkeynta Ammaanka Dalka.

Ra'iisalwasaare C7weli.jpg11R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli ayaa sheegay in adkeynta amniga dalka ay qeyb weyn ka qaadan karaan bulshada Soomaaliyeed asaga oo sidoo kale xusay in waqti dhow la dhaqan gelin doono natiijadii ka soo baxday shirkii amniga oo shalay Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xalay casho sharaf u sameyay ergadii ka qeybgashay shirkii amniga qaranka oo shalay Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

???????????????????????????????Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa xalay casho sharaf u sameyay ergadii ka qeybgashay shirkii amniga qaranka oo shalay Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay. Continue reading

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ka Codsaday dalalka Dariska la ah Soomaaliya inay nabadda wax ka sugaan.

Ra'iisal-waasaraha Cusub.jpg3Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka dalbaday dalalka dariska la ah Soomaaliya inay gacan ka geystaan nabad kusoo celinta Soomaaliya.
Continue reading

Qarax Afar qof ay ku dhinteen oo Xalay Ka dhacay Saldhiga Booliska Pangani ee Magaalada Nairobi

Boliiska kenya QaraxWaxaa xalay ka dhacay qarxay lala beegsaday saldhiga booliska ee Pangani ee magaalada Nairobi dalka Kenya oo ah saldhiga booliska oo ay hoos timaado xaafada ay soomaalidu ku badantahay ee Islii, waxaana qaraxaas ku dhintay ugu yaraan afar qof oo ay labo ka mid ah yihiin boolis. Continue reading

%d bloggers like this: