Posted on April 23, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo xiraya shirweynaha amniga Qaranka ee looga hadlayo ammaanka, kaasi oo muddo saddex cisho ah ka socday Magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo Maanta soo xiray Shirka Amniga Qaranka.
Posted on April 23, 2014 by SomaliSwiss
Ra’isul wasaaraha Soomaaliya, C/wali Sheekh Axmed Maxamed oo ay weheliyaan wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka, wasiirka maaliyadda, wasiir ku-xigeenka gaadiidka, dajiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, wakiilka hay’adda TIKA iyo maareeyaha guud ee garoonka Aadan Cadde ayaa maanta dhagax-dhigay dugsiga tababarka Duulimaadka oo laga dhisayo gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo Maanta Dhagax dhigay Dugsiga Tababarka hagidda Duulimaadka diyaaradaha.
Posted on April 23, 2014 by SomaliSwiss
Weerarradii labadii maalin isku xigay ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dilay laba xildhibaan ee ka tirsanaa golaha baarlamaanka Soomaaliya ayna mas’uuliyadda dilkooda sheegatay kooxda Al-shabaab ayuu afhayeenka Al-shabaab wuxuu ka warbixiyay sababta ay u beegsanayaan xildhibaannada.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afhayeenka kooxda Al-Shabaab oo u digay Dowladda, Hay‘adaha Samafalka, AMISOM iyo Qaramada Midoobay.
Posted on April 23, 2014 by SomaliSwiss
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, danjire Nicholas Kay ayaa ka digay in hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa kale ee samafalka ay dhici karto inay isaga baxaan magaalada Muqdisho haddii ay sii socdaan weerarrada lagu beegsanayo xubnaha dowladda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Danjire Nicholas:“Haddii ay sii socdaan weerarrada lagu beegsanayo xubnaha dowladda waxaa dhici karta inay isaga baxaan hay’adaha QM magaalada Muqdisho“.
Posted on April 23, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa maanta la filayaa in Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay ka doodo Miisaaniyadda dalka ee sanadka 2014.
Xildhibaan Maxamed Cumar oo ka mid ah xoghayayaasha Baarlamanka ayaa Warbaahinta Muqdisho u sheegay in Baarlamanka uu maanta fadhi ka yeelan doono miisaaniyadda dalka, isagoo intaa raaciyay in warbixin laga dhageysan doono guddiga maaliyadda.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Barlamanka oo maanta lagu wado in ay ansixiyaan ama ay diidaan miisaaniyadda dalka ee sanadka 2014-ka.
Posted on April 23, 2014 by SomaliSwiss
War naga soo gaaray magaalada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in Ciidamada Qalabka sida ee ku sugan gobolkaas ay xalay howlgallo ka sameeyay deegaanno ay isku uruursanayeen kooxda aragagixisada Al Shabaab, iyadoo qasaaro xoog leh u geystay Malleeshiyaadka Al Shabaab.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo la sheegay in ay gacanta ku dhigeen deegaanno hoos taga Gobolka Bakool.
You must be logged in to post a comment.