Posted on April 22, 2014 by SomaliSwiss
In Eastleigh, a mostly Somali area of Nairobi, residents say they constantly look over their shoulders when entering grocery stores, to make sure no security agents are following them. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Cracking down on Nairobi’s Somalis, investigation uncovers allegations of beatings and rape in Kenya’s ongoing anti-terrorism operation.
Posted on April 22, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa xaafadda Tensta ee magaalada Stockholm ee dalka Sweden lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlaayey dhibaatooyinka isticmaalka maandooriyayaasha noocyadiisa iyo khaadka. Kulanka oo ay muhiimaddiisu aheyd sidii ay waalidiinta iyo dhallinyaraduba wax uga ogaan lahaayeen dhibaatoonka ka dhasha isticmaalka maandooriyayaasha, ayaa waxaa si wada jir ah u soo qaban qaabiyey ururka waalidiinta iyo macallimiinta soomaaliyeed (SFMF) ee xaafadda Tensta iyo Ururka Isbaheysiga Ummadda Soomaaliyeed (SRFS) HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kulan looga hadlayey Isticmaalka & Dhibaatooyinka Maandoriyayaasha oo lagu qabtay Stockholm.
Posted on April 22, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Dalka Burundi H.E. Pierre Nkurunziza ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, waxaana Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta soo dhoweeyey Madaxweynaha Burundi, , oo uu yiri “Ciidanka Burundi ee AMISOM waxey kaalin muhiim ah ka qaateen horumarka isbedelka Soomaaliya.†HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha dalka Burundi oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya & Madaxweyne Xasan Sheikh oo soo dhaweeyey.
Posted on April 22, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa Shaaciyey in falalka aragaxisonimo iyo dilalka qorsheysan ma cabsi gelinayaan shacabka Soomaaliyeed iyo dowladooda, marna hor istaagi karin xasilinta Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaare C/weli oo Sheegay in falalka aragaxisonimo ay marnaba hor istaagi karin xasilinta Soomaaliya.
Posted on April 22, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka yeeshay samaynta maamul goboleedyada dalka. Golaha ayaa dood dheer ka yeeshay muhiimadda ay leedahay in si waafaqsan dastuurka iyo shuruucda dalka loo sameeyo maamulada gobolada, gaar ahaan deegaanada laga xoreeyey kooxaha nabad-diidka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha Wasiiradda oo maanta ka dooday maamul u samaynta maamul goboleedyada Dalka.
Posted on April 22, 2014 by SomaliSwiss
Agaasimaha hay’adda Nabadsugidda Qaranka, Jen. Bashiir Maxamed (Bashiir Goobbe) ayaa shaaca ka in caqabado ay kala kulmaan dad mas’uuliyiin ah oo ka tirsan dowladda marka howlgalo lagu soo qabto dad la tuhmayo inay Al-shabaab ka tirsan yihiin.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo ka hadlay in caqabado ka haystaan baaritaanada dadka dambiilayaasha ah.
Posted on April 22, 2014 by SomaliSwiss
Roobabku Guga oo si fiican uga dà ’ay Gobolka Sh/Dhexe awgeed ayaa waxaa Beeraleyda degmada Balcad ay bilaabay tacbashada beerahooda si ay uga faa’iideystaan xilliga Guga.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on WAR LAGU FARXO: Beeraleyda Degmada Balcad oo bilaabay Tacbashada Beerahooda.
You must be logged in to post a comment.