Allaha u naxariistee Marxuum Isaaq Maxamed Cali (Riino) oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamaanka oo maanta u geeriyooday qarax loogu xiray gaarigiisa ayaa lagu aasay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, iyadoo aaskiisa ay ka qeyb galeen Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka, Wasiiro, Xildhibaanno iyo Ehelada Marxuumka. HOOS KA DAAWWO SAAWIRADA KALLE
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Marxuum Isaaq Maxamed Cali (Riino) oo maanta lagu aasay qabuuro ku yaalla Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.
You must be logged in to post a comment.