Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa maanta furay Shirweyne Qaran oo looga hadlayay Amniga dalka. Shirkan oo ay Dowladdu qabanqaabisay isla markaana ay ka soo qeybgaleen aqoonyahanno, khubaro dhanka amniga ah iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada, ujeedadiisuna tahay in arrimaha amniga lagu gorfeeyo oo talo ka timid shacabka Soomaaliyeed ay noo horseedo sidii aan u sii xoojin laheyn amniga iyo nabadeynta Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wuxuu maanta si rasmi ah u furay Shirka heerka Qaran ah ee loogu gorfeynayo guud ahaan amniga dalka Soomaaliya oo lagu qabtay Hotel Jasiira ee magaalada Muqdisho kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda amniga Qaranka Dalka. HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Ururka Xarakada Al-Shabaabay ayaa waxay dhowaantan ay soo dhigeen baraha Internetka ay adeegsadaan Ururada xagjirka ah sida Al-Qaacida lagu soo daabacay muuqaalo iyo codad lasoo duubay oo ay kasoo muuqdeen xubno sar sare oo ka tirsan kooxda oo hanjabaydo diraya. Continue reading →
You must be logged in to post a comment.