Posted on April 19, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka guddoomay waraaqihii aqoonsiga Danjiraha cusub ee boqortooyada Saudi Arabia u fardhin doona dalka Soomaaliya.
Garam Bin Said Bin Garam Almulhan oo ah Danjiraha cusub ee Sucuudi Carabiya, ayaa waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha oo maanta ka Guddoomay Waraaqihii Aqoonsiga Danjiraha Dowladda Boqortooyada Sucuudiga.
Posted on April 19, 2014 by SomaliSwiss
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta qalab kala duwan ugu deeqday ciidamada ammaanka Soomaliya. Deeqdan oo isugu jirata, direyska ciidamada iyo gaadiid ayaa waxa danjiraha Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya uu ku wareejiyay dowladda Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Imaaraadka oo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ugu deeqday Qalab Ciidan oo kala duwan.
Posted on April 19, 2014 by SomaliSwiss
Xildhibaannada Soomaalida ah ee ku jira baarlamaanka Kenya ayaa la kulmay madaxweynaha Kenya, Uhuru Keyatta iyagoo kala hadlay sidii loo joojin lahaa dhibaateynta dadka Soomaaliyeed ee lagu qab-qabto howlgallada ka socda Nairobi.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaannada Soomaalida ee ku jira Baarlamaanka Kenya oo la kulmay Madaxweyne Uhuru Keyatta, kana hadlay dhibaateynta Soomaalida.
You must be logged in to post a comment.