Posted on April 17, 2014 by SomaliSwiss
Dad kabadan 92 Qof oo Soomaali ah oo laga soo qabqatay magaalada Nairobi, iyagoo ku jooga si Sharci daro ah ayaa maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Soomaali fara badan oo laga soo tarxiilay wadanka Kenya oo laga soo dejiyay magaalada Muqdisho.
Posted on April 17, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa habeen hore magaalada Zürich lagu qabtay Xaflad lagu maamusay Xiritaan Waxbarasha Aqoon kororsi ah oo ay qaadanayeen Ardey Soomaal
Warbarashada aqoon kororsiga ah ayaa socotay hal Sano iyo 7 bilood ah ayaa waxay Caruurta Soomaalida ee dhigata Dugsida Caadiga ah ee Kanton Zürich, loogu caawinay Maadooyinka ay ku liitaan. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xaflad lagu maamusay Xiritaan Waxbarasha Aqoon kororsi ah oo ay qaadanayeen Ardey Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada Zürich.
Posted on April 17, 2014 by SomaliSwiss
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdigii uu hogaaminayey oo ayaamahanba booqasho Rasmi ah ku joogeen dalka Talyaaniga ayaa xalay magaalada Rome kula kulmeen Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Wadanka Talyaaniga. HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha Baarlamanka & Wafdi uu hogaaminayay oo la kulmay Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Wadanka Talyaaniga.
Posted on April 17, 2014 by SomaliSwiss
Barmaamij ku saabsan dhaqan soo bandhigid ama carwo dhaqamadeed ayaa ka dhacay Jamacada MultiMedia University (MMU) ee ku taal xaafadada Cyper Jaya ee Kuala Lumur ee wadanka Malaysia, waxaana si wayn u soo abuuley Ururweynaha Ardayda Somaliyed ee Malaysia ee loo soo gaabiyo SSSM ee uu horkacayay gudoomiyaha Ardayda Soomaaliyeed Malaysia Mudane Abdulahi Sultan. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Urur-weynaha Ardayda Somaliyed ee Dalka Malaysia oo Jamacada MultiMedia University ku soo bandhigay Barmaamij la xiriira dhaqanka Soomaalida.
Posted on April 17, 2014 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo haatan ku sugan dalka Talyaaniga ayaa ka hadlay howlgallada ay ciidamada Kenya ku qabqabanayaan Soomaalida ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka hadlay Qab-qabashada iyo Tarxiilka Soomaalida ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
You must be logged in to post a comment.