Posted on April 16, 2014 by SomaliSwiss
Kulankaan uu Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta dalka uu la qaatay mas’uuliyiin ka socotay Shirkadaha Isgaarsiinta ee bixiya adeega Internet-ka ayaa looga hadlay sidii loo xakameyn lahaa adeegaasi, islamarkaana uu u noqdo mid ay bulshada ku adeegan karto, iyadoo aan loo adeegsan karin waxyaabo bulshada wax u dhimaya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta iyo Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya oo maanta ka wada hadlay sidii loo xakameyn lahaa adeegsiga Internet-ka.
Posted on April 16, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maalintii saddexaad howlo shaqo u jooga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbadda Hoose intii ay joogeen waxay kulamo kala duwan la qaateen qeybaha kala duwan ee bulshada gobolada Jubbooyinka iyo Gedo. HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Waasare C/weli Sheikh oo kulan guud la yeeshay Waxgaradka, Culumada, dhallinyarada iyo Haweenka Jubbooyinka.
Posted on April 16, 2014 by SomaliSwiss
Ergayga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay ciidamo ka socda Soomaliland iyo kuwo ka socda Puntland, oo ku murunsan Gobolka Waqooyi ee Sool, gaar ahaan magaaladda Taleex.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergayga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay Somaliland iyo Puntland.
Posted on April 16, 2014 by SomaliSwiss
British Petroleum has entered an agreement with the Somali government to resume its oil and gas exploration activities, which were abruptly stopped in 1991 after the central government was toppled. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on British Petroleum signs exploration agreement with Somalia.
Posted on April 16, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka Diinta iyo Owqaafta ahna R/wasaare ku xigeen Ridwan Xirsi Maxamed ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu soo dhameystay booqasho uu ku tegay dalka aynu walaalaha nahay ee Djabuuti. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ahna R/wasaare ku xigeen oo maanta Dalka dib ugu Soo laabtay.
Posted on April 16, 2014 by SomaliSwiss
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalka Talyaaniga ayaa maanta booqday Jaamacadda Napoli oo ku taala magaalada Napoli halkaasi oo qeyb ka mid ah Afka Soomaaliga wax looga barto ilaa heerka ugu sareeya waxbarasho jaamacadeed. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Shalay khudbad ka jeediyey Jaamacadda Napoli.
You must be logged in to post a comment.