Posted on April 15, 2014 by SomaliSwiss
Xaflad uu xilka kula wareegayay guddoomiyaha Degmada Xamarweyne waxaa ka qeyb galay Xildhibaanno, mas’uuliyiin ka socotay maamulka Gobolka Benaadir, guddoonka cusub ee Degmada, maamulkii hore ee degmada, ganacsato, qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmadaasi, saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo marti sharaf kale, kaasi oo lagu qabtay xarunta degmada Xamarweyne.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xaflad uu xilka kula wareegayay Guddoomiyaha cusub ee degmada Xamarweyne oo lagu qabtay degmadaas.
Posted on April 15, 2014 by SomaliSwiss
M
adaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Afrika ee Dowladda Britain (UK) oo maanta booqasho ku yimid Muqdisho.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa Boqortooyada Britain uga mahadceliyey ahmiyadda ay siinayaan xal u helidda arrimaha Soomaaliya.
Posted on April 15, 2014 by SomaliSwiss
War farxad leh oo la xiriira Roobab xoog leh oo ay dadka iyo duunyaduba ku diirsadeen ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay degmooyin iyo tuulooyin ka tirsan gobolka shabeelaha dhexe, iyadoo rababakaasina ay kusoo beegmeen xilli ay wasaaradda beeruhu beeraleyda gobolkaasi gacan weyn ka siisay u diyaar garowga tacbashada beerahooda.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on WAR LAGU FARXO : Roobab xoog leh ay ku diirsadeen Dadka iyo Duunyada oo ka da‘ay Degmooyin Ka Tirsan G/Sh/Dhexe
Posted on April 15, 2014 by SomaliSwiss
LAGOS – Nigerian authorities said 71 people had been confirmed killed in a Monday bomb blast in a crowded car park in capitalcapital Abuja, though medical and independent sources insisted the death toll was much higher.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Nigerian capital bomb kills 71
Posted on April 15, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa lagu soo warramayaa in xalay uu ka dhacay gudaha degmada Qoryooley ee gobolka Sh/Hoose dagaal ay isaga horyimaadeen Ciidamada dowladda iyo kuwa Al-Shabaab waxaana ugu yaraan ku dhintay lab qof oo dhinacyadii dagalaamay ka mid ah, waxaana dagaalkaas ku dhaawacmey tiro shan ruux ka badan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xarakada Al-Shabaab oo Xalay dagaal rogaal-celin ah ku soo qaaday Degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/Hoose.
Posted on April 15, 2014 by SomaliSwiss
Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay booqasho rasmi ah ku joogaan dalka Talyaaniga ayaa maanta kulammo kala duwan kulla qaatay magaalada Rome mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Talyaaniga.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha Baarlamaannada Soomaaliya Iyo kan Talyaaniga oo Kulan Ku Yeeshay Caasimada dalka Taliyaaniga ee Roma.
Posted on April 15, 2014 by SomaliSwiss
The Somali militant Al-Shabaab group on Saturday denied Kenyan claims about the rescue of two aid workersworkers , saying it had released the two hostages.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on 2 Kenyans ‘freed’, not ‘rescued’: Al-Shabaab
You must be logged in to post a comment.