Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay dadkii ku dhintay weerarkii Maxkamadda gobolka.

Madaxweynaha  XafladMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xasuusanayay dadkii ku geeriyooday weerarkii maanta oo kale ka dhacay maxkamadda Gobolka Benaadir.
Continue reading

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Burundi u soo magacawday Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha dibadda SoomaaliyaWasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Burundi ay u soo Magacawday Dalkeena Soomaaliya asaga oo sidoo kale ka guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga Safiirnimo.
Continue reading

R/wasaare C/weli oo weli ku guda jira kormeerkii uu ku joogay magaalada Kismaayo ee G/Jubbada Hoose.

Ra'iisal-waasaraha Kismaayo.jpg3R/wasaare Cabdi Weli Sheekh Axmed oo booqasho ku jooga magaalada Kismaayo ayaa sii wada kulamo uu la qaadanayo qeybaha bulshada, isagoo kormeeray xarumaha dowladda ee magaaladaasi.
Continue reading

Deeganno ka tirsan gobolka Bakool oo dagaal ku dhexmaray Ciidamada AMISOM iyo maleeshiyaad ka tirsan Xarakada A-Shabaab.

Ciidamada Amisom.jpg3Kolonyo ay wateen ciidadamada AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in uu isku hor imaad ku dhex maray deeganno ka tirsan gobolka Bakool maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo dagaalkaasi Al-Shabaab looga itaal roonaaday.
Continue reading

%d bloggers like this: