Posted on April 13, 2014 by SomaliSwiss
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London ayaa xaflad soo dhaweyn ah xalay u sameeyay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow oo Maalmahan socdaal ku joogay Magaalada London. HOOS KA DAAWO SAWIRDA OO BAADAN Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Jaaliyada Soomaalida Ingiriiska oo xaflad soo dhoweyn ah ugu sameeyay magaalada London Wasiirka Warfaafinta.
Posted on April 13, 2014 by SomaliSwiss
Maddaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Imaaraadka Carabta u joogi doona Soomaalia, Maxamed Al-Othman. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Safiirka Imaaraadka uga wakiilka ah Soomaaliya oo maanta Madaxweynaha Soomaaliya ka guddoomay warqadihii aqoonsiga Safiirnimo.
Posted on April 13, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud ayaa ka digay in nidaamka federaalka ah ee la doonayo in dalka laga hirgeliyo loo adeegsado hab qabiil si loogu dumiyo dowladda dhexe ee Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo ka digay in nidaamka Federaalka loo adeegsado hab beeleed.
Posted on April 13, 2014 by SomaliSwiss
R/ wasaaraha xukumadda federaalka ah ee Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa kulamo gooni gooni ah la leh qeybaha bulshada iyo mas’uuliyiiinta mamulka KMG ah ee Jubba.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on R/wasaare C/weli Sheikh Axmed oo Kulamo la leh maalintii labaad Bulshada iyo Saraakiisha maamulka Kismaayo.
Posted on April 13, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay tacadiyada ciidamada Kenya ay u geysanayaan shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Nairobi, isagoo dowladda Kenya ugu baaqay inay ixtiraamto muwaadiniinta Soomaaliyeed.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo si cad u sheegay in dowladdu ay u dul-qaadan doonin in Somalida lagu dhibaateeyo Wadamada ay u qaxeen.
Posted on April 13, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in dhaliilo badan loo jeediyay qaab loo qaato darajooyinka ciidamada, mas’uuliyiinta qaarkoodna ay sheegayeen in darajooyinku ay noqdeen wax la iska qaato oo aan aqoon lagu bixin.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Gaashaandhiga oo sheegay in dib u eegid lagu sameyn doono darooyinka Ciidamada.
You must be logged in to post a comment.