Wafdi uu Hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare C/weli Sheikh Axmed oo maanta gaaray magaalada Kismaayo.

Ra'iisal-waasaraha Somalia oo tegay KampalaRa’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Ra’iisul wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Jubba, Sh. Axmed Maxamed Islaam (Sh. Axmed Madoobe) iyo xubno ka tirsan maamulkiisa. Continue reading

Mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Kenya oo maantay booqdeen Soomaali ku xiran garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi.

Somali Nairobi.jpg3Waxaa weli ku xiran garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi, Soomaali fara-badan ayaa iyadoo ay maanta booqdeen mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Kenya.
Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka qeybgalaye Xafladda munaasabada Xuska 54 guurada Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Xafladda XDSMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta ka qeybgalayey munaasabada Xuska 54 guurada ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa wuxuu ku ammaanay guulihii ay ka soo hooyeen dagaalkii dalka looga sifeynayey Xarakada Al-Shabaab.
Continue reading

%d bloggers like this: