Danjiraha IGAD U Qaabilsan arrimaha Soomaaliya oo casho sharaf u sameeyay Suxufiyiin Soomaali Ah oo ku sugan Adis-ababa.

Danjire Maxamed Cabdi AfeeyDanjiraha urur goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya ayaa xalay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia Kulan Casho Sharaf ugu sameeyay saxafiyiinta Soomaalida ee ku sugan magaaladaasi.
Continue reading

Xeerka Qabyada ah ee Warbaahinta Soomaaliya oo loo sameeyey Guddi Farsamo ee Dib u Eegta Xeerkaas.

Mas MediaXeerka Qabyada ah ee Warbaahinta Soomaaliya oo loo sameeyey Guddi Farsamo ee Dib u Eegta Xeerkaas.

UJEEDDO: War-saxaafadeed :
Continue reading

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo u codeeyay shalay in la joojinta Qaadashada Kaararka Aqoonsiga.

???????????????????????????????Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod gacan-taag ah ku diiday in qaadashada baasaboorka Somaliga lagu xiro warqadaha aqoonsiga muwaadinnimo, kaddib markii xildhibaannada intooda badan ay sheegeen in dadku ay dhibaato ka maraan qaadashada warqadaha aqoonsiga.
Continue reading

%d bloggers like this: