Posted on April 7, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo shalay galab gaaray dalka Ruwanda ayaa wuxuu maanta booqday safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalkaasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Dalka Ruwanda, lana Kulmay Xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalkaas.
Posted on April 7, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa cambaareeyay dilka laba sarkaal oo ka tirsanaa UNODC loogu geystay maanta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo ka Hadlay dilkii loo geystay Shaqaalihii Hay’adda UNODC.
Posted on April 7, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay Saraakiishii UNODC oo lagu dilay garoonka Diyaaradaha Gaalkacayo , Saraakiishan ayaa lagu sheegay inay u kala dhasheen wadamada Kanada iyo Britain, waxayna u shaqeynayeen Hay‘adda Qaramada Midoobay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo ka hadlay Saraakiishii UNODC oo lagu dilay garoonka Diyaaradaha Gaalkacayo.
Posted on April 7, 2014 by SomaliSwiss
Madaxwayne Xasan Sh. Maxamuud ayaa kulan balaaran la qaatay Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool Kenya, waxaana sidoo kale kulanka goobjoog ka ahaa wasiirro katirsan xukuumadda Soomaaliya iyo afhayeenka aqlabiyaada baarlamaanka Kenya mudane Aadan Barre Ducaale . Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxwaynaha Jamhuriyadda Fadaraalka Soomaaliya oo kulan balaaran la qaatay Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool Kenya.
Posted on April 7, 2014 by SomaliSwiss
Laba Sarkaal oo ka tirsan hay’adaha Qaramada Midoobay, lana shaqeeya hay’adda muqaadaraadka u qaabilsan iyo dambiyada ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan UNODC ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Laba Sarkaal oo ka tirsan hay’adaha Qaramada Midoobay oo lagu dilay garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo.
You must be logged in to post a comment.