Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo wacad ku maray in dowladdiisu ay cagta marin doono haraadiga Xarakada Al-shabaab.

Madaxweyne_Xasan_Sheekh_MaxamuudMadaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wacad ku maray in dowladdiisu ay cagta marin doono haraadiga Xarakada Al-shabaab, isagoo xusay in beesha caalamka ay ka gacan-siinayso sidii Al-shabaab ay u soo af-jari lahaayeen. Continue reading

Hay’adda UNOCHA oo shaacisay in xilligan Soomaaliya lagu celin karin Qoxootiga.

Qaxootiga soomaalida.jpg2Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay adag tahay in qoxootiga Soomaaliyeed ee Kenya ku sugan dib loogu celiyo xilliga Soomaaliya, iyadoo sabab ka dhigtay inay weli Soomaaliya ka jirto xasillooni aan la isku haleyn karin.
Continue reading

Xulka kubadda cagta 20 jirrada dalka Djibouti oo soo bandhigay Ciyaar ka yaabsaday xulka Ciyaartooyda Burundi.

Ciyaartooyda JabuutiXulka Cayaartooyada kubadda cagta ee da’doodu tahay 20’ka sano jir ee dalka Djibouti ayaa ciyaar aad looga helay kusoo bandhigey garoonka Caalamiga ah ee “Al Xaaji Xassan Guuleed Stadium” oo ay kula ciyaareen dhigooda Burundi kulanka lugta koobaad ee isreeb reebka ciyaaraha junyerska qaaradda Africa oo kama danbeystiisa lagu qaban doono dalka Sinigal 2015.
Continue reading

%d bloggers like this: