Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya oo ka dooday qaabka maamul u sameynta gobollada iyo degmooyinka dalka.

BarlamaankaXildhibaanada Baarlamanka federaalka Soomaaliya oo maanta Kulan ay isugu yimaadeen ayay waxay uga doodeen magacaabista maamullada degmooyinka gobollada dalka iyo shuruuc ay hore baarlamanka u ansixiyeen oo ku saabsanayd hindise sharciyeedka maamul u sameynta degmooyinka iyo gobollada dalka. Continue reading

Guddoomiyaha Culummada Soomaaliyeed oo sheegay in dowladdu ay u xil saartay inuu qabto shirweyne lagu dhisayo dallad mideynaysa culummada Soomaaliyeed.

DowSheekh Bashiir Axmed Salaadladda Soomaaliya ayaa wadda qorshe ah sidii lagu mideyn lahaa culummada Soomaaliyeed , si ay u dhamaato kala duwanaanta fikradaha isla markaasna ay si midrysanugu uga wacyigeliyaan shacabka Soomaaliyeed fikradaha xag-jirnimada ah ee ay wadato Xarakadaha Al-shabaab.
Continue reading

%d bloggers like this: