EU-Africa: Investing In Peace Opens Prospects For Stronger Economic Relations

EU Africa Summit.jpg1BRUSSELS, April 3 (Bernama) — Investing in peace in Africa opens prospects for the strengthening of the economic relations between the African and European regions , Algeria Press Service (APS) reported, quoting Algeria’s Interim Prime Minister Youcef Yousfi as saying. Continue reading

Shirmadaxeedka Midowga Yurub iyo Afrika oo la soo gabo gabeeyay.

EU Africa Summit.jpg3Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo Afrika oo lagu qabtay magaalada Brussels ee dalka Belgium ayaa lagu soo gabo gabeeyay dalkaasi, iyadoo intii uu socday looga hadlay arrimo badan oo qaaradda Afrika ku saabsan.
Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamanka oo ka warbixiyey safarkii uu ku tegay magaalada Baydhabo.

Guddoomiyaha Barlamaanka.jpg1Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay xalay, isagoo ka warbixiyey safarkiisii iyo wixii uga qabsoomay.
Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay la kulmay Madaxweynaha Dalka Faransiiska Faransuwa Oland.

Madaxweeyne Hasan1Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ku sugan Dalka Biljam ayaa Xalay kulan la qaatay dhiggiisa dalka Faransiiska Faransuwa Oland, Iyagoo ka wada Hadlay Hormarinta xiriirka Labada Dowladood iyo sidii labada dalk ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan.
Continue reading

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo sheegay in ciidamada AMISOM ay Soomaaliya ka bixi doonaan marka dib loo dhiso ciidamada xoogga.

Ra'iisal-waasaraha Cusub.jpg5Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa toddobaadkan sheegay in ciidamada AMISOM ay Somalia ka bixi doonaan marka dib loo dhiso ciidamada xoogga, isagoo ku sheegay wareysi uu siiyay Al-jazeera TV.
Continue reading

%d bloggers like this: