Posted on April 2, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium, isagoo ka qayb-galaya shirka madaxda dalalka Afrika iyo Midowga Yurub oo ka furmay maanta magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qaybgalay Shirka Midowga Yururb iyo Afrika.
Posted on April 2, 2014 by SomaliSwiss
Dowladda Talyaaniga ayaa maanta qalab iyo gaadiid ay ku jiraan kuwa dagaalka ugu deeqday milateriga iyo Boliiska dowladda Soomaaliya, iyadoo munaasabadda wareejinta qalabkan uu ka qaybgalay ra’iislu wasaaraha xukuumadda, C/weli Shiikh Axmed Maxamed iyo mas’uuliyiin uu ka mid yahay taliyaha ciidamada xoogga dalka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Talyaaniga oo ugu deeqay qalab iyo gaadiid Ciidamada Milateriga iyo Boliiska Soomaaliya.
Posted on April 2, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxmuud oo shalay ka amba baxay magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb galo shir ay soo qaban qaabiyeen Midowga Yurub loogana hadlayo arrimaha Soomaaliya kaasi oo ka furmaya dalka biljemka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Ku Sii Wajahan maanta Dalka Beljium-ka.
Posted on April 2, 2014 by SomaliSwiss
Ururka Midowga Yurub ayaa qoorshihii ugu horreeyay oo korontada looga taageerayo ku dhawaaqay, iyadoo taageeradan laga fulin doono dalalka ugu Saboolsan Afrika oo ay Soomaaliya ka mid tahay.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Midowga Yurub oo shaacisay in Wadamada Afrika qaarkood ay ka caawinayaan dhinaca Tamarta Korontada.
You must be logged in to post a comment.