Ra’iisul wasaaraha oo la kulmay xubno ka tirsan G7 kalana hadlay dib u dhiska dalka.

Ra'iisal-waasaraha Beesha caalamkaRa’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya, C/weli Sh. Axmed Maxamed ayaa maanta Muqdisho kula kulmay xubnaha kooxda G7+ oo ah deeq-bixiyeyaasha dhaqaalaha ku baxa barnaamijka New Deal (Hiigsiga cusub), waxaana ra’iisul wasaaruhu warbixin ka siiyay horumarada howlgalada ka soconaya gobolada dalka ee Al-shabaab lagula dagaalamayo.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Saakay dib ugu soo Laabtay magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Xasan.jpg1Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay dib ugu soo laabtay Muqdisho kadib markii uu soo dhameystay booqasho laba maalmood qaadatay oo uu ku tegay magaalada Beydhabo. Continue reading

Xukuumadda Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay gacanta ku dhegtay Saraakiil Al- ka tirsan Xarakada Al-shabaab.

astaanta-qarankaWasiir ku xigeenka wasaaradda Amaniga Qaranka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay howlgallo si wadajir ah uga sameeyeen degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada Hoose iyo Muqdisho ku dhow ay kusoo qabqabteen saraakiil ka tirsan Al-shabaab.
Continue reading

Xisbiga talada Turkiga haya ee AKP oo ku guuleystay Codbixintii iyo Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay guushaas.

Astaanta QarankaDowladda Soomaaliya ayaa hambalyo ku aaddan guusha uu xisbiga AKP ka gaaray doorashooyinkii dowladaha hoose ee dalka Turkiga u diray ra’iisul wasaaraha dalkaas, Recep Tayyip Erdoğan, sidaas waxaa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.

Continue reading

Qaraxyo xalay ka dhacay Nairobi iyo Booliiska Kenya oo Howlgallo Ka Wada Xaafadda Islii.

police-KenyaCiidamada Booliiska dalka Kenya ayaa howlgallo ka wada xaafadda Islii ee magaalada Nairbi kadib markii qaraxyo qasaare dhimasho iyo dhawaac geystay ay xalay ka dhaceen xaafaddaasi.

Continue reading

%d bloggers like this: