Baarlamaanka oo maanta guda-galay dhageysiga gudiga Gaadiidka oo ka warbixiyey heshiiskii ay Xukuumadda la gashay Shirkadda FAVORI.

???????????????????????????????Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ka dhageystya gudigga Gaadiidka, taas oo ku aadan heshiiskii ay Xukuuumadda la gashay shirkadda FAVORI ee lagu wareejiyay maamulka garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.
Continue reading

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo shaaca ka qaaday inay jiraan mas’uuliyiin leexsaday Gargaarka ay dowladdu dirtay gobollada Bay iyo Bakool.

Goodax-BarreWasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa xusay inay jiraan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo leexsaday raashin gar-gaar ahaa.
Continue reading

Wasiirka Amniga Qaranka oo sheegay in magaalada Muqdisho ay ka jiraan Suuqyo Madow oo lagu iibiyo hubka.

wasiirka amniga.jpg1Wasiirka Amniga Qaranka, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ayaamahii la soo dhaafay ka jawaabayay su’aalo ay xildhibaannada baarlamaanku shalay weydiiyeen ayaa sheegay in Muqdisho ay ku yaallaan suuqyo madoow oo lagu iibiyo hubka, balse ay dagaal kula jiraan.
Continue reading

Abdullahi Yusuf Father of teen stowaway to fly to Hawaii.

Abdullahi YusufThe father of the teen stowaway says he plans to fly to Hawaii soon to bring his son home. The 15-year-old boy hitched a ride in the wheel well of a Hawaiian Airlines flight from San Jose to Kahului on April 20. Continue reading

Officials Clarify ‘Somalian Crown Prince’ News Reports.

1BANGKOK — The Ministry of Foreign Affairs has released a statement clarifying that, despite a number of media reports, the republic of Somalia does not in fact have a Crown Prince. See More Pictures Inside Continue reading

Muslim American editor of Azizah Magazine visits Ottawa.

taylor-magThe editor of a successful American Muslim women’s magazine was in the nation’s capital as part of a country-wide tour commissioned by the U.S. Embassy last month. Azizah Magazine Editor-in-Chief, Tayyibah Taylor, was in town to discuss media portrayals of Muslim women, and how her magazine has aimed to shatter stereotypes. Continue reading

Madaxweyne Soomaaliya oo sheegay in Mashaariicda dib u dhiska Soomaaliya ay saldhig u yihiin Horumarka Dalka.

Madaxweynaha Kormeer.jpg1Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta soo kormeeray xarumo cusub oo lagu horumarinayo dalka, kuwaas oo ay dowladda Imaraadka Carabta ka hirgelineyso Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Maaliyadda oo maanta la kulmay Madaxweynaha Bankiga Horumarinta Afrika.

Bankiga AfrikaWasiirada Arrimaha Dibadda iyo Maaliyadda ee Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta kula kulmay Magaalada Tunis ee Caasimadda dalka Tunisia Madaxweynaha Bankiga Horumarinta Afrika H.E. Donald Kaberuka iyo qaar ka mid ah agaasimayaasha waaxyaha Bankigaasi. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo markii u horreysay ka hadlay xariggii ay u geysteen ciidamada booliiska Kenya Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee Kenya.

Madaxweeyne Hasan1Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horreysay ka hadlay xariggii ay u geysteen ciidamada booliiska dalka Kenya Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee Kenya, Siyaad Maxamuud Shire, xarigaas oo mugdi geliyay xiriirka Soomaaliya iyo Kenya. Continue reading

Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulamay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Jaamacadaha Dalka Sudan.

Wasiira-GaashaandhiggaWasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalka Sudan ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda iyo ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalkaasi.
Continue reading

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed oo maanta Muqdisho kula kulmay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya.

Ra'iisal-waasaraha Cusub.jpg3Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed ayaa maanta Muqdisho kula kulmay danjiraha Somalia u fadhiya dalka Kenya, Maxamed Cali Nuur Ameerika, kaasoo Muqdisho yimid Axaddii shalay, kaddib markii ay u yeertay xukuumaddaSoomaaliya si wax looga weydiiyo xaaladda Soomaalida ku nool Kenya.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh oo u socdaalay dalka Jabuuti.

Madaxweyne Xasan  Dib MuqdishoMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u socdaalay dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono dhigiisa Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaaanka Prof. Jawaari oo sheegay in Safiirka Soomaaliya ee Kenya uu hor-imaanayo Baarlamaanka.

Guddoomiyaha Barlamaanka.jpg1Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya, Maxamed Cali Ameerika uu horimaanayo baarlamaanka si xildhibaannada uu ugu sharraxo xaaladaha ka taagan Nairobi.
Continue reading

Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya oo maanta la filayo inuu la kulmo Jaaliyadda iyo Ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Sudan.

???????????????????????????????Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay inuu maanta magaalada Khartoum ee dalka Sudan uu kula kulmo Jaaliyadda iyo ardayda Soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool, si uu uga warbixiyo xaaladaha uu dalka kusuganyahay.
Continue reading

Wasaaradda amniga Qaranka oo ka codsaday Xildhibaanada Baarlamaanka in ay meel mariyaan sharciga la dagaallanka argagixisada marka la hor-keeno.

wasiirka amnigaWasaaradda amniga Qaranka ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay sugidda nabadgelyada dalka, iyadoo dhinaca kalena sheegatay in Baarlamaanka ay dhawaan u gudbin doonto sharciga ladagaallanka argagixisada.
Continue reading

Kenya: Somalia diplomat’s arrest as an ‘agressive’ and unwanted move.

ali ameriko & P. KenyaNairobi (HAN) April 27, 2014, The House speaker of Federal Somali parliment has strongly condemned the arrest of its Somali embassy consular to Kenya Siyad Mahmoud Shire who was held in a police detention for several hours on Friday.
Continue reading

Dhismaha xarunta cusub ee safaaradda Soomaaliya ee Malaysia oo xariga laga jaray.

aXaflad Xarigga looga jarayey dhismaha cusub ee Safaradda Soomaaliya ee dalka Malaysia oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee Soomaalida Malaysia Sida arday, aqoonyahanno, hooyooyinka, fanaanin iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtay dhismaha hooyga cusub ee safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Malaysia, iyadoo si aad ah loogu xardhay astaanta calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya oo su’aalo la xiriira amniga dalka waydiiyey Wasiirka Amniga Qaranka

???????????????????????????????Kulanka Baarlamaanka ee maanta waxaa shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waxaana goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku xigeennada Koowaaad iyo Labaad ee Baarlamaanka ayadoo Ajandaha Baarlamaanka qeybta hore uu ahaa dhameystirka dooda la xiriirtay Miisaaniyadda sanadkan 2014-ka.
Continue reading

Haweynay Soomaliyeed oo uur leh oo ka soo dhacday dabaq ku yaalla Xaafada Islii.

nairobi-islii.jpg3Haweynay Soomaaliyeed oo uur leh ayaa kasoo dhacday xalay dabaqa saddexaad dhisme ku yaalla xaafada Islii ee Nairobi iyadoo isku dayaysay inay ka dhuumato ciidamada booliska Kenya oo saqdii dhexe ee xalay u garaacay guriga.
Continue reading

Xukuumadda Soomaaliya u yeertay Danjiraheeda u fadhiya dalka Kenya iyo Qunsulkiisa

Cali AmeerikoWaxaa maanta barqanimadii ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Ameeriko ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha dibadda Mahad Maxamed Salaad iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda.
Continue reading

Somali mother’s shock over ‘lost’ plane stowaway.

Diyaarad USAThe mother of a Somali teenager who survived a US flight in a wheel well has told the BBC of her shock and relief to discover he is alive.

Ubah Mohamed Abdullahi, who lives in a refugee camp in Ethiopia, says it was the first news she had heard about her “lost son” for six years. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta kormeer ku tagay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta.

DSC057961Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka booqday xarunta Wasaaradda Warfaafinta, iyadoo halkaasina si fiican loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Dad u dhintay Biyo la’aan oo laga soo Sheegay deegaano hoostaga Gobollada Dhexe iyo Galguduud, Puntland iyo Somalialnd.

Biyo la'aan.JPG2Dad ugu dhintay Biyo la’aan laga soo Sheegay deegaano hoostaga Gobollada Dhexe iyo Galguduud, Puntland iyo Somalialnd, iyadoo la sheegay in dad ay u dhinteen harraad; Sidaas waxaa laga wareystay Maxamed Aadan Rooble oo ka mid ah odayaasha degmada Guriceel ee gobolka Galguduud oo u warramayay BBC-da ayaa sheegay in toddoba qof ay u dhinteen biyo la’aan, isagoo sheegay in dadka dhintay hal nin mooyee ay inta kale ay ahaayeen haween iyo caruur. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Xukuumadda ka dalbaday in ay ka hadlaan bahdilka iyo sharaf dhaca loogu geysanayaan dalka Kenya shacabka yo diblomaasiyiinta Soomaalida.

???????????????????????????????Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho kusii ambaqaaday ka doodista Miisaaniyadda Dowladda ee sanadkan 2014ka, taasi oo dhowaan warbixinteeda uu Golaha Shacabka dib ugu soo celiyey Guddiga Maalliyadda ee Baarlamaanka. Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo sheegay in hay’adaha Turkiga ee ka howlgala Somalia ay bedeleen wajigii magaalada Muqdisho.

Madaxweeyne Hasan1Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hay’adaha Turkiga ee ka howlgala Somalia ay bedeleen wajigii magaalada Muqdisho.
Continue reading

Maraykanka iyo Ruushka oo khilaafkoodu si ballaaranayo.

urss & usaXoghayaha arimaha dibadda Maraykanka, John Kerry ayaa sheegay in dowladda Ruushka ay dab ku sii shidayso dagaanaansha la’aanta ka jirta Ukraine ,isagoo ku eedeeyay Moscow bur-burinta heshiiskkii dhawaan lagu gaaray magaalda Geneva.
Continue reading

Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire Nicholas Kay oo sheegay in la diyaarinayo Ciidammo Soomaali ah ee Suga Ammaanka Dalka

Nikolay Kay.jpg1Qaramada Midoobay ayaa dabooka ka qaadday inay dowladda Soomaaliya ka taageerayaan abuurista ciidammo gaar ah oo ka shaqeeya sugidda amaanka dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho.
Continue reading

R/wasaare Cabdweli Sheekh Axmed oo ku guubaabiyey Bulshada Soomaaliyeed inay gacan Ka geystaan adkeynta Ammaanka Dalka.

Ra'iisalwasaare C7weli.jpg11R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli ayaa sheegay in adkeynta amniga dalka ay qeyb weyn ka qaadan karaan bulshada Soomaaliyeed asaga oo sidoo kale xusay in waqti dhow la dhaqan gelin doono natiijadii ka soo baxday shirkii amniga oo shalay Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xalay casho sharaf u sameyay ergadii ka qeybgashay shirkii amniga qaranka oo shalay Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

???????????????????????????????Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa xalay casho sharaf u sameyay ergadii ka qeybgashay shirkii amniga qaranka oo shalay Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay. Continue reading

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ka Codsaday dalalka Dariska la ah Soomaaliya inay nabadda wax ka sugaan.

Ra'iisal-waasaraha Cusub.jpg3Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka dalbaday dalalka dariska la ah Soomaaliya inay gacan ka geystaan nabad kusoo celinta Soomaaliya.
Continue reading

%d bloggers like this: