Posted on March 31, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku sugan magaalada Beydhaba ee xarunta gobalka Baay ayaa wali kulumo la qaadanaya siyaasiyiinta, waxgaradka iyo qeybaha bulshada ku dhaqan magaaladaasi.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo habeenkii labaad ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay.
Posted on March 31, 2014 by SomaliSwiss
Khat is as potent as a strong cup of coffee and has no organised crime involvement – yet the government wants to spend £150m on a ban that would create far more severe problems. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on There’s simply no case for banning khat.
Posted on March 30, 2014 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo gelinkii dambe ee maanta ka dhoofay Muqdisho ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Qorax-dhacii maanta gaaray magaalada Baydhabo.
Posted on March 30, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa wada kulamo uu la qaadanayo qeybaha bulshada ee gobolkaasi kudhaqan, iyadoo ay halkaasi ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiin kala duwan iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta booqasho ku tegay magaalada Baydhabo si aad ahna loogu soo dhaweeyey.
Posted on March 30, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa maanta si rasmi ah u furay shir heer Qaran oo looga hadlayo sidii loo horumarin lahaa xanaanaynta xoolaha Soomaaliya, kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda xanaanada xoolaha, dhirta iyo daaqa.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed oo furay shir looga hadlayo horumarinta Xanaanada Xoolaha.
Posted on March 30, 2014 by SomaliSwiss
Waa markii ugu horeysay mudo 20 sano ah kadib ayaa waxaa la filayaa in si toos ah u bilowdaan duulinmaadyada shirkadaha ganacsi ee diyaaradaha kadib markii ay heshiis kala saxiixdeen shirkadahaas labada dal.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Heshiisyo dhinaca duulimaadka ah ee uu ka dhaxeeyaa shirkadaha duulimaadyada Gaabow Soomaaliya iyo Saciida oo xarunteedu tahay magaalada Sanca ee dalka Yeman.
Posted on March 30, 2014 by SomaliSwiss
Hay’adda Caalamiga ah Qaxootiga ee UNCHR ayaa la Shaaciyay Tirakoobka Dadka ku Barakacay dagaalada ka socda Gobollada dhexe iyo Koonfurta Soomaaliya ee u dhexeeya Al-shabaab iyo ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa ka socda Midowga Afrika ee AMISOM.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hay’adda Caalamiga ah Qaxootiga ee UNCHR oo la Shaaciyay Tirakoobka Dadka ku Barakacay dagaalada ka socda Gobollada dhexe iyo Koonfurta Soomaaliya.
Posted on March 30, 2014 by SomaliSwiss
Hoggaanka Howlgallada dagaalka Ciidamada AMISOM iyo Soomaaliya oo sheegay inay ku Wajahanyihiin Degmada Xeebta ah ee Baraawe, halkaas oo ah degmada keliya muhiimsan ah oo ka tirsan G/Sh/Hoose ee ugu danbeyso ee ay gacanta ku hayso Al-shabaab.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hoggaanka Howlgallada dagaalka Ciidamada AMISOM iyo Soomaaliya oo sheegay inay ku Wajahanyihiin Degmada Xeebta ah ee Baraawe.
Posted on March 30, 2014 by SomaliSwiss
NAIROBI, Kenya– Members of Parliament have given varied verdicts to President Uhuru Kenyatta’s second address to the joint special sitting of the Senate and the National Assembly.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on State of the Nation address an anti-climax, say MPs
Posted on March 29, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa maanta booqasho ku tageen degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool Wafdi ka socda Qaramada Midoobay halkaas oo ay ka mid ahayd dhowr degmo oo Al-shabaab looga qabsaday howlgallada ka socda gobollada Koonfureed ee Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Xudur ee G/Bakool oo Maanta booqasho ku tageen Wafdi ka socda Qaramada Midoobay.
Posted on March 28, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii magaalada Kampala ay uga qeybgaleen shir looga hadlayay ka hortagga abaaraha ee dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaare C/weli iyo wafdigiisii oo dib ugu soo laabtay dalka
Posted on March 28, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Kuwait ee xarunta dalka Kuwait kula kulmay Madaxweynaha dalka Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo maagaalada Kuwait kula kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.
Posted on March 28, 2014 by SomaliSwiss
Wareegto kasoo baxday wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Somalia, C/llaahi Goodax Barre ayaa xilalka looga qaaday dhammaan xubnihii maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo xilalkii ay hayeen ka qaaday dhammaan xubnaha maamulka degmada Afgooye ee gobolka Sh/ Hoose.
Posted on March 28, 2014 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xaflad weyn oo bilad sharaf lagu gudoonsiiyay arday Soomaaliyeed oo ku dhaqan xaafada Camden ee magaalada London.
Posted on March 27, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Somalia, Cabdiweli Sheekh Axmed oo howlo shaqo u jooga magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda ayaa kulan gaar ah saaka la qaatay ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailamariam Deselign.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul-Wasaare C/weli Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul-wasaaraha dalka Itoobiya Hailamariam Deselign.
Posted on March 27, 2014 by SomaliSwiss
Dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD ee Shirkoodii labaad ee loogu hadlayey ka hortagga abaaraha ayaa gellinkii dambe ee maanta lagu soo gaba-gaboobay magaalada Kampala ee dalka Uganda, shirkan oo socday intii u dhaxeysay 24-27 bishan Maarso ayaa looga hadlay arrimo badan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkii IGAD ee loogu hadlayey ka Hor-tagga Abaaraha oo galabta la soo Gaba-gabeeyey.
Posted on March 27, 2014 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA LAGU TAAGEERAYAY
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on JAALIYADA SOOMAALIDA INGIRIISKA OO TAAGEERTAY XAYIRAADII LAGA QAADAY SHIRKADII AL-BARAKAAT.
Posted on March 27, 2014 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA OO VIDEO AH
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA SOOMAALIYA OO WARAYSI GAAR AH UGA HADLAY WAXYAABA BADAN.
Posted on March 27, 2014 by SomaliSwiss
Sida lagu sheegay Warsaxaafadeed ka soo baxay Aqalka Cad ee Mareynkanka ayaa lagu caddeeyay Heeshiis lagu taageerayo Ciidamada Dowladda Soomaaliya, iyadoo Mareykanka iyo Midowga Yurub ay si wadajir ah uga shaqeyn doonaan arrimaha ammaanka, islamarkaana iskaashi dhexmari doono sidii tixgelin u siin lahaayeen qalalaasaha ka taagan wadamo badan oo Soomaaliya ka mid ah.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Warsaxaafadeed ka soo baxay Aqalka Cad ee Mareynkanka oo lagu caddeeyay Heeshiis lagu taageerayo Ciidamada Dowladda Soomaaliya.
Posted on March 27, 2014 by SomaliSwiss
Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ahna Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay arrimo badan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Safiirka Dowladda Federaalka Switzerland oo Sheegay in dowladdiisu ay Soomaaliya ka taageerayso dhanka arrimaha Federaalka.
Posted on March 27, 2014 by SomaliSwiss
Shirkii maamul u sameynta saddexda gobol ee ka socday magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa maanta lagu doortay madaxweyne, iyadoo xilka ay isku soo taageen afar murashax.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkii lagu dhisayey maamul Goboleedka Saddexda Gobol ee ka socday magaalada Baydhabo oo maanta lagu doortay Madaxweyne.
Posted on March 27, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Kuweyt ayaa xalay la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Kuweyt
Posted on March 27, 2014 by SomaliSwiss
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Dowladda Kenya ay ka caawinaysa sugidda amniga soohdinta ay la leedahay Soomaaliya, kaddib markii uu Madaxwaynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta uu ka codsaday Mareykanka in laga kaalmeeyo dhinac Ammaanka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Mareykanka oo Sheegtay in Kenya ay ka Caawinayso Sugidda Amniga Soohdinta ay la leedahay Soomaaliya.
Posted on March 27, 2014 by SomaliSwiss
Dowladda Kenya ayaa Ciidamadeeda ku amartay inay billaabaan olole lagu qab qabanayo qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool magaalooyinka daöla Kenya, kadib markii maalintii shalay ay dowladda Kenya ay ku dhawaaqday in qaxootiga Soomaalida ah ay tagaan xerooyinka Qaxootiga.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Kenya oo billaabday Olole lagu qab-qabanayo Soomaalida Sharci la’aanta ah.
Posted on March 26, 2014 by SomaliSwiss
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay gacan ku haynta degmada Ceelbuur ee Gobolka Galguduud, kaddib dagaallo culus oo ka dhacay duleedka degmadaas oo dhexmaray Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab meel u jirto Ceelbuur 100-km dhinaca koonfurta kaga beegan degmada Dhuuso-maeeb ee xarunta gobolka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Degmada Ceelbuur oo Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM la Wareegeen.
Posted on March 26, 2014 by SomaliSwiss

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Kuwait ee Xarunta dalka Kuwait kaga qaybgalay shir-madaxeedkii wadamada Carabta oo sanadkan ajendihiisa ugu weyni uu ahaa horumarinta mustaqbalka dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo ka jeediyey shir madaxeedka Wadamada Carabta khudbad dhinac walba taabanaysa.
Posted on March 26, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo oo shalay ka ambabaxay dalka ayaa xalay gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Yugandha, waxaana wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ku soo dhoweeyey garoonka madax ka tirsan dawladda Yugandha, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Yugandha iyo kuxigeenkiisa, iyo Xanaanada Xoolaha Prof. Saalim Caliyow Ibrow oo horay u sii joogay Kampala.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Kampala, kana qeybgalaya shirka ka hortagga abaaraha ee dalalka IGAD
Posted on March 26, 2014 by SomaliSwiss
Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay jiraan dhallinyaro ka tirsan maleeshiyaadka shabaab oo taliska la soo xiriiray si ay uga soo baxaan kooxdaasi, isagoo dhanka kale ka hadlay howlgalladii ugu dambeeyay ee ka socda gobollada dalka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Abaanduulaha Ciidamada XD Somaaliya oo warbaahinta u sheegay in howlgallada Ciidamada ay meel fiican marayaan.
Posted on March 26, 2014 by SomaliSwiss
Addis Ababa (AFP) – The United Nations warned Monday of an increased threat of attacks from Somalia’s Al-Qaeda-linked Shebab as a major offensive launched against them this month gathers pace.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on UN envoy says : Increased Somali Shebab threat in East Africa.
Posted on March 25, 2014 by SomaliSwiss
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya, Danjire Nicholas Kay ayaa ka hadlay xiisadaha ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, xiisadahaas oo u dhexeeya taageerayaasha maamullo iska soo horjeeda oo Baydhabo laga dhisayo.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ka hadllay Xiisadaha ka taagan magaalada Baydhabo ee G/Bay
You must be logged in to post a comment.