Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha dalka Itoobiya oo la sheegay in uu afduubtay kabtan xigeenkii diyaaraddaasi.

Diyaarad_la_Afduubay_ItoobiyaDiyaaraddan ayaa la sheegay inuu afduubtay kabtan ku xigeenkii diyaaradda oo ku sii jeedday magaalada Roma ee dalka Talyaaniga sida lagu xusay war maanta ka soo baxay maamulka Airport-tiga magaalada Geneva oo ah halka lagu dajiyay diyaaraddaas. Continue reading

Ra’iisul wasaare C/weli Sheikh Axmed oo maanta la kulmay Madaxda sare ee dalka Jabuuti.

GeelleRa’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C/weli Sh. Axmed oo maalintii labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geele iyo ra’iisul wasaarihiisa, Cabdiqaadir Kaamil Maxamed; isagoo kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo howlaha u qorsheysan xukuumadda Soomaaliya. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia oo maanta la kulmay dhiggiisa Iiraan

Jawaari Iiraan.JPG1Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa magaalada Tehran ee xarunta dalka Iiraan kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaas, Cali Laarajaani waxayna ka wada hadleen iskaashiga iyo wadashaqeynta labada baarlamaan ee Somalia iyo Iiraan. Continue reading

%d bloggers like this: