Posted on December 29, 2013 by SomaliSwiss
M
adaxweyne, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ugu horreysay ka hadlya khilaafka soo dhexgala madaxda Soomaalida, gaar ahaan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha inta uu socdo xilliga ay wada-shaqeynayaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo sheeday in Khilaafka iyo Murannada soo dhexgalaMadaxda Sare Soomaaliya inay ka dhashaan kalsooni-darrada
Posted on December 29, 2013 by SomaliSwiss
Urur ka IGAD ayaa Madaxda is-khilaafsan ee wadanka Koonfurta Sudaan ugu baaqay in muddo afar maalin gudahood ah ay wada yeeshaan kulan fool-ka fool ah si meesha looga saaro khilaafka keenay khasaaraha sii kordhaya ee ka dhacay Dalkooda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ururka IGAD oo Muddo afar casho u qabtay in lagu dhameeyo Colaadda ka aloosan Dalka Koonfurta Suudaan
You must be logged in to post a comment.