Posted on December 26, 2013 by SomaliSwiss
Xaflad ballaaran oo maanta lagu qabtay Muqdisho ayaa waxaa si rasmi ah xilka ugula wareegay ra’iisul wasaaraha cusub, C/weli Sh. Axmed Maxamed, iyadoo munaasabadda ay goob-joog ka ahaayeen ra’iisul wasaarihii hore ee xilka wareejinayay, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul-Wasaare C/weli Sh. Axmed oo Maanta si Rasmi ah ula Wareegay xilka Ra’iisul Wasaarinnimo ee Soomaaliya
Posted on December 26, 2013 by SomaliSwiss
General Maxamuud Xasan oo ah Taliska Qeybta 1-aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay Dadka weli ka maqan guryahooda inay dib ugu soo laabtaan kadib markii Ciidamada Xoogga dalka ay la wareegeen gacan ku haynta Amniga degmada number 50 kadibna ay ku wareejiyeen Ciidamada Booliska iyo Nabad sugidda Qaranka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliska Qeybta 1-aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ugu baaqay dadkii Ka Barakacay Deegaanka N-50 inay dib ugu soo laabtaan Guryahooda
Posted on December 26, 2013 by SomaliSwiss
Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ah Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, ayaa ugu baaqay wasiirrada cusub ee xukuumadda lasoo dhisayo inay dagaan degmooyinka gobolka Banaadir. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dowladda ku wargeliyey in Wasiirrada ay Dagaan Degmooyinka si ay dadka u dhex-galaan.
You must be logged in to post a comment.