Posted on December 25, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya iyo Wafdigii uu hogaaminayey oo ka koobnaa Xildhibaanno iyo Odayaal dhaqameed ayaa galinkii dambe ee shalay dib ugu soo laabtay Magaalada muqdisho ka dib muddo sadex maalmood ah oo ay howlo dhex dhexaadin ah u joogeen deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdigii dhex dhexaadinta beelihii ku dagaallamay Gobolka Sh/Hoose oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
Posted on December 25, 2013 by SomaliSwiss
Mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia ayaa sheegay in xukuumadda cusub looga fadhiyo inay abuurto mashaariic fara badan si dhallintu ay uga baxaan shaqo la’aanta haysata. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha baarlamaanka Somali oo sheegay in Xukuumadda cusub looga fadhiya inay abuurto Mashaariic looga hortagaya Shaqo la’aanta
Posted on December 25, 2013 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa ka warbixiyay halka ay mareyso howlihii nabadeynta ahaa ee lagu dhex dhex dhexaadinayay beelihii dhawaan dirirtu ay  ku dhex martay qeybo ka mid ah gobolka Sh/hoose in xal weyn laga gaaray colaadaasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose oo sheegay in Madaxweynaha Dalka uu Xoogga saaray sidii loo Dhex Dhexaadin lahaa Beelaha ku dagaalamay Gobolka.
You must be logged in to post a comment.