Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa maaanta codka kalsoonida ah siiyay R/wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed oo uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud saakay horgeeyay Madasha Codbixin Baarlamaanka.
Kulankii maanta ayaa waxaa shir gudoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan jawaari ayaa waxaa codka kalsoonida ah siisay 239 mudane
Sida caadada ahay R/wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa loo dhaariyay xilkiisa maanta oo sabti ah, kadib markii ay codka kalsoonida ah siiyeen mudanayaasha Baarlamaanka
SomaliSwiss  Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.