Posted on December 9, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa manta ka guddoomey warqadaha aqoonsiga Ambassador Andreas Peschke oo noqonayo Safiirka cusub ee u qaabilsan dowladda Jarmalka dalka Soomaaliya, iyo Ambassador Mahmoud M. Auf oo ah Safiirka u fadhin doono dowladda Masar dalka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Somalia ooSafiirrada Dalalka Jarmalka iyo Masar ka guddoomay warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo.
Posted on December 9, 2013 by SomaliSwiss
Bulshada Reer – Beledweyne oo caraysan ayaa waxay maanta dhigeen bannaanbax ka dhashay dil Xalay loo Geystay Sarkaal ka Tirsanaa Ciidamada Xoogga dalka, waxaana  maanta albaabada isugu dhuftay goobihii ganacsiga magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kadib dil xalay magaalada loogu geystay sarkaal ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka oo lagu magacaabi jiray Col. Xaanshi Xusseen Diiriye. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Bulshada Reer Beledweyne oo caraysan oo maanta dhigay bannaanbax ka dhashay dil xalay loo geystay Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Xoogga dalka.
Posted on December 9, 2013 by SomaliSwiss
R/wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya Drs Fowsiya Yuusuf Xaaji Aaden iyo wafdi ay hogaaminayso oo barqanimadii maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aaden Cadde ayaa faahfaahin ka bixisay shir heer caalami ah oo ay kaga soo qeybgashay magaalada Paris ee dalka Faransiiska. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirada Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya oo Ka warbixisay shir ka dhacay Dalka Faransiiska
Posted on December 9, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada, isgaarsiinta, iyo gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane C/llaahi Ciilmooge Xirsi oo ku sugan magaalada Jig Jiga oo uu ugu qeyb galayo xuska  qowmiyadaha  dalka Ethiopia oo ay marti galisay dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa ka warbixiyay ka qeyb galka Xuskaasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka wasaaradda Warfaafinta,boostada,isgaarsiinta, iyo gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Ka Warbixiyay Xuska maalinta Qowmiyadaha Ethiopia
Posted on December 9, 2013 by SomaliSwiss
Beelihii ku dagaalamay G/Sh/Dhexe ayaa maanta Loogu Qabtay Magaalada Jowhar  Kulan Lagu dhex Dhexaadinayo, si ay u haaraan hishiis kama dambeysi ah oo la dhex dhigo beelaha walaala ah oo ku dagaalamay gobolka Shabeelaha dhexe. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Beelihii ku dagaalamay G/Sh/Dhexe oo maanta Loogu Qabtay Magaalada Jowhar Kulan Lagu dhex Dhexaadinayo.
You must be logged in to post a comment.