Xidhibaanno iyo Xubno ka tirsan Bulshada rayidka ah oo Madaxweyne Xasan Sheikh siiyay Talooyin ku aadan sifooyinka laga doonayo Ra’isal Wasaaraha cusub

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya.jpg2Wararka aan ka heleyno magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh uu billaabay wadatashiyo ku saabsan Ra’iisul wasaaraha cusub ee soo magacaabayo ayaa waxay xidhibaanno iyo xubno bulshada rayidka ah ka tirsan oo la kulmay ay sheegeen inay siiyeen talooyin ku aaddan sifooyinka laga doonayo inuu yeesho ra’iisul wasaaraha cusub ee uu soo magacaabayo. Continue reading

Gudoonka Baarlamanka oo xildhibaanada weydiistay in ay dajiyaan nidaamka axsaabta Siyaasadeed & Baarlamanka oo guda galay hindise Sharciyeedka Qaxootiga.

???????????????????????????????Xildhibaanada Baarlmaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan ay ku yeesheen ku gudagalay akhrinta hindise sharciyeedka qaxootiga iyo barakacayaasha, iyada oo uu hortagay baarlamaanka Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimha gudaha iyo ammaanka Qaranka. Continue reading

Kulan looga hadlayey sidii loo sii dayn lahaa Xasan Daahir Aweys oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia,Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo ah Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amaanka Qaranka dowladda Soomaaliya iyo xubno Odayaal ah ayaa waxaa ay maanta ku kulmeen magaalada Muqdisho, waxaa ayna kawada hadleen sidii lagu sii dayn lahaa Sh. Xasan Daahir Aweys oo muddo shan bilood ah u xiran dowalda Soomaaliya. Continue reading

Magaalada Jig-jiga oo Xalay Casho-Sharaf loogu sameeyay wufuudii ka soo qayb-galay xuska maalinta Qowmiyadaha Itoobiya.

OLYMPUS DIGITAL CAMERAMunaasabad casho sharaf ah oo ay ka qayb-galeen in ka badan 5,000 oo qof oo ka mid ah wufuudda ka qayb-galaya xuska maalinta qowmiyadaha Itoobiya ee maanta ka furmaya magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa xalay lagu qabtay magaaladaas. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

%d bloggers like this: