Isbitaalka Jaamacada Soomaaliya oo ku guuleysatay Qalliin lagu sameeyay Canug yar ay Madaxa biyo uga Jireen.

Ispitaala JaamacaddaIsbitaalka Jaamacada Soomalia ayaa ku guuleystey qalliin lagu sameeyay ilmo yar oo madaxa biyo kaga jireen, kaasi oo in muddo ah xalaadiisa caafimaad dalka wax looga qaban waayay. SAWIRO Continue reading

Hogaanka sare Maamulka KMG ah ee Jubba oo Wareegta ku soo saaray qayb ka mid ah Wasiiradiisa iyo Ciidamo gaar ah ee loo Sugidda Amaanka Kismaayo.

Axmed Madoobe.jpg1Wareegto kasoo baxday xafiiska hoggaamiyaha Maamulka KMG ee Jubba, Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sh. Axmed Madoobe) ayaa maanta lagu magacaabay siddeed wasiir iyo madaxweeyne ku xigeenka labaad ee maamulka Jubba. Continue reading

%d bloggers like this: