Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaal tacsiyadeed u diray Dowlada iyo Shacabka South Africa Geeridii ku timid Halyeygooda Nelson Mondela.

Madaxweyne XasanMadaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u diray shacabka iyo dowlada Koonfur Africa geeridii ku timid Halyeygooda ahna Madaxweynihii hore ee dalkasi Nelson Mandela. Continue reading

Halyeygii Midib-takoor burburiyey ee dadka Koonfur Afrika Nelson Mandela oo Geeriyooday

BIO-MANDELA SALUTES-SQUATTER CAMPMadaxweynahii Ugu Horeeyay Ee South africa Nelson Mandela ahaana Halyeygii dadka Koonfur Afrika  ayaa xalay Ku Geeriyooday Gurigiisa Oo Ku Yaala Duleedka Magaalada Jahnesberg Ee Dalka Koofur africa Oo Mudooyinkii u Dambeysay Uu Ku Xanuunsanaa. Continue reading

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo sheegay in ay ku Guuleysteen dib u soo celinta Bilicdii Muqdisho iyo Horumarinta Adeegyada Bulshada.

Tarsan.jpg2Guddoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in maamulkiisu  uu ku guuleystay inta badan horumarinta adeegyada bulshada ee Gobolka Banaadir. Continue reading

Video dhameystiran Abaal Marintii Leyla Qanyare 2013.

leyla qanyare

HOOS KA DAAWO ABAAL MARINTII LEYLA EE SWISS-KA Continue reading

%d bloggers like this: