Posted on December 5, 2013 by SomaliSwiss
Sida aad la socotaan waxaa maanta qarax xooggan uu ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso qaraxii  maanta barqadii lala beegsaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa badda ee Puntland, xilli ay marayeen meel u dhow xarunta weyn ee Shirkadda Amal oo ku taal bartamaha magaalada Boosaaso. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Warar dheeri ah: Qarax Ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
Posted on December 5, 2013 by SomaliSwiss
War goor dhaweyd na soo garaay ayaa sheegay in Qarax aad u xoog badan uu  maanta barqadii  ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland qaraxa oo ilaa iyo hadda aysan caddeyn nooca uu ahaa iyo waxa loo adeegsday, ayaa lala beegsaday kolonyo ay wateen askar ka tirsan ciidamada badda ee Puntland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qarax aad u xoog badan oo maanta barqadii ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari
Posted on December 5, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho munaasabad casho sharaf ah ee uu Guddoomiyaha baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari u sameeyay xildhibaannada golaha shacabka, waxaana munaasabaddaas ka qaygalay Madaxweyne  Xasan Sh. Maxamuud iyo xubno kale oo dowladda. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo xalay casho sharaf u sameeyay xildhibaannada golaha shacabka, kalana soo qaygalay Madaxweyne Xasan Sheekh.
You must be logged in to post a comment.