Golaha Ammaanka QM oo go’aan ku gaaray in kordhiyo AMISOM iyo in la xoojiyo dhismaha Ciidamada Soomaaliya

Golaha Amaanka QMGolaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxay go’aan ku gaartay in la kordhiyo ciidamada AMISOM lana gaarsiiyo 22,126 oo askari, halka ay hadda ka yihiin in ka badan 17,731 askari oo ka socda shan dal oo Afrikaan ah. Continue reading

Khasaarahii uu geystay Roobabkii Duufaanta watey ee ka dhacay gobollada Bariga Puntland

 Dhuufaan.jpg1Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo xubno ka tirsan Golaha Maamulkiisa ayaa booqday qaar ka mid ah deegaanada ay saameeyeen roobabkii duufaanta watey ee dhowrkii beri ee ugu dambeeyey ka da’ayey gobollada ku yaal dhinaca bari ee Puntland.
 ee ku teegsan Bad-weynta India. Continue reading

Somalia gets 888 emergency police line number.

Police in the Somali capital, Mogadishu, have launched an emergency police telephone service for the first time in more than 20 years. Residents can call the emergency number – 888 – and the authorities say a police car will be sent out. Continue reading

Somali President Seeks PM’s Resignation.

R. Saacid.jpg9Somalia’s president has asked the prime minister to resign, in a blow to the rare political stability Somalia has experienced for the past year. Sources within the Somali government said that President Hassan Sheikh Mohamud asked Prime Minister Abdi Farah Shirdon to resign on Friday, on the grounds that Shirdon has been ineffective in his job. Continue reading

Xukuumadda Soomaaliya oo Shaacisay inay Hal Milyan oo Doollar ugu deeqday Dadkii ku waxyeeloobay Dabeylihii ka dhacay xeebaha Puntland.

Kulan_Golaha_Wasiirada_Muqdisho.jpg1Golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa galabta isugu yimidi shir aan caadi ahayn kaasoo looga hadlayay duufaanta ku dhufatay deegaanno ka tirsan Puntland, taasoo dhalisay khasaaro lixaad leh, waxaana shirkan guddoominayay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). Continue reading

Ra’isal wasaare Saacid oo sheegay in Khilaafka ka dhexeeya Isaga iyo Madaxweynaha uu yahay mid Dastuuri ah, balse uusan ahayn mid Siyaasadeed.

RW-ShirdoonRa’isal wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay khilaafka isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya soo dhexgalay ayaa sheegay in khilaafkani uu yahay mid dastuuri ah, balse uusan ahayn mid siyaasadeed. Continue reading

Dowladda Turkiga oo maanta ku wareejisay wasaaradda gaashaandhigga afar doomood oo ay ku howlgali doonaan ciidamada ilaalada Badda Soomaaliya.

Dooman CiidanDowladda Turkiga oo maanta ku wareejisay wasaaradda gaashaandhigga afar doomood oo kuwa dagaalka ah oo ay ku howlgali doonaan ciidamada ilaalada Badda Soomaaliya. Continue reading

Madaxda Soomaaliya oo ugu baaqay Caalamka in Gargaar lala gaaro dadkii ku waxyeeloobay Dabeylaha ka dhacay Xeebaha Puntland

Madaxwyne Xasan & saacidDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed in loo gurmado dadka ay saameynta xooggan ku yeesheen dabeylaha xooggan ee ku dhuftay deegaanno ka tirsan Puntland. Continue reading

UN: Somali refugee returns from Kenya must be voluntary.

Qaxootiga soomaalida.jpg2Nairobi – Somali refugees in Kenya must only return home voluntarily, the United Nations said Monday, after signing a deal easing fears of possible forced returns of over half a million refugees. Continue reading

100 feared dead in Somalia storm

DhuufaanAt least 100 people are feared dead in a ferocious storm battering Somalia’s northeastern Puntland region, the local government said Monday, warning that hundreds more are missing. Continue reading

Wasiiradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo sheegtay in dowladda ay soo Dhaweynayso in Ciidamada Itoobiya ay ka mid noqdaan Howlgalka AMISOM

Wasiiradda DibaddaRa‘isal wasaare ku xigeenka ahna Wasiiradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa sheegtay in xukuumadda Soomaaliya ay soo dhaweynayso haddii ay ciidamada Itoobiya ku biirayaan kuwa AMISOM ee ka socda Midowga Afrika. Continue reading

Ma runbaa mise waa been! in Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka dalbaday Ra’iisul Wasaare Saacid inuu is-casilo.

Madaxweynaha_Somalia_Xasan.jpg1Warar aan la ogeyn halka laga soo xigtay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud uu ka dalbaday Ra’isal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) inuu is-casilo, inkasta oo la sheegay in Ra’iisul-wasaaruhu uu arrintaas si cad u diiday, waa sida uu warku uu sheegaya. Continue reading

Beelihii ku dagaallanayey Duleedka Degmada Jowhar oo Ciidammo ka tirsan AMISOM ah la kala dhex-dhigay.

African Union Mission in Somalia (AMISOM) peacekeepers and Somalia soldiers take a break after clashes between the insurgents and government forcesBeelihii ku dagaallanayey Duleedka Degmada Jowhar ayaa la sheegay in  Ciidammo ka tirsan AMISOM ah la kala dhex-dhigay, arrintan ayaa ka soo baxday kulan dagaallada ka socda Shabeellada Dhexe looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay, sidoo kalena la sheegay in beelahan shir loogu qabanayo magaalada Muqdisho. Continue reading

Soomaaliya iyo Kenya oo kala Saxiixday Heshiis dib loogu celinaayo qoxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Kenya

Somali_Kenya_ heshiisDowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta oo Axad ah kala saxiixday heshiis ku saabsan sidii dib loogu celin lahaa hal milyan oo qoxooti Soomaaliyeed ah oo muddo dheer dalka Kenya ku noolaa. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh oo dhowr jeer ku celceliyey inuu arko Soomaali oo Nabad ah oo Dowladda ka wada Taliso.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.jpg3Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay xilgaan diyaar u tahay inay ka gudubta dhammaan dhibaatooyinkii lagu yaqiinay sida burcadeed-badeedda, tahriibka iyo amni-darada; isagaoo dadka Soomaaliyeed ku boorriyay inay  gacan ka geeystaan horumarinta dalka. Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo Shalay galab soo xiray Shirweynihii Caafimaadka ee ka socday Muqdisho

???????????????????????????????Shirweynihii caafimaadka dalka oo mudada sedaxda maalin ka socday magaalada muqdisho ayna ka qeyb galayeen quburo iyo xirfadlayaasha caafimaadka ayaa waxaa laga soo saaray shan qodob oo saldhig u noqonaya horumarinta caafimaadka dalka Soomaaliya,kaddib aragtiyo iyo doodo kala duwan oo ay  isku geeyeen xirfadlayaasha,quburada caafimaadka iyo wasaarada horumarinta adeega bulshada. Continue reading

Bahda Warbaahinta SomaliSwiss oo Tacsi Tiiraanyo leh u direen Ekellada Abwaan Sahal Macallin Ciise oo ku Geeriyooday Magaalada London.

TACSI.jpg3Sahal.jpg1Waxaa shalay oo Sabti ah dalka Britain ku geeriyoodey Alle ha u naxariistee Abwaan Sahal Macalin Ciise oo ka mid ahaa hal abuuriyaashii Soomaliyeed, Sahal waa 62-jir ah, wuxuuna ku dhintay gurigiisa oo ku yaal duleedka magaalada London. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Ciidamadiisu ay ka mid noqon doonaan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM

Hailemariam DessalegnIyadoo Ciidamada dalka Ethiopia ay si dadban ay u joogaan Dalka Soomaaliya ayaa waxaa Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Hailemariam Desalagn uu ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay in ciidamadiisa ay ka mid noqdaan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, kaddib kulan uu madaxweyne ku xigeenka Kenya, William Ruto kula yeeshay magaalada Addis Ababa. Continue reading

Daawo muuqaalka Munaasabadii Shahaada Sharafta lagu gudoonsiiyay Marwo Leyla Qanyare wadanka Switzerland.

leyla qanyare

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

Shirkii lixaad ee Madaxda Warbaahinta Afrika oo lasoo gabagabeeyey.

OLYMPUS DIGITAL CAMERAShirkii lixaad ee madaxda warbaahinta Africa (Africa Media Leaders Forum – AMLF) ayaa maalinimadii shalay ahayd waxaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ,kaasi oo muddo laba maalin ah ka soconayay hoolka shirarka ee Qaramada Midoobay ku leedahay magaalada Addis -Ababa. Continue reading

Al-shabaab oo sheegatay Ma’suuliyadda weerarradii xalay ka dhacay Hoteelka Maka Al-Mukarama ee Muqdisho

Al-ShabaabWeerarradii qaraxyada ee xalay lagu qaaday hoteelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda, kuwaasoo sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul u Cambaareeyey falkii qaraxa ahaa ee ka dhacay Hoteelka Maka-Al-Mukarama.

Madaxweyne XasanMadaxweynaha Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay falkii qaraxa ee ka dhacay Hoteelka Maka-Al-Mukarama kaasoo dhaliyay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Continue reading

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Sheegay in qaraxyadii ka dhacay Caawa magaalada Muqdisho ay ku geeriyooday Afar qof, 15-qofna ay ku dhaawacmeen.

Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia,Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo ahWasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee dowlada Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in goor dhoweyd ee  fiidnimadii caawa ka dhacay gudaha iyo banaanka hoteelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho qaraxyo ay ku dhinteen afar qof, kuna dhaawacmeen 15-qof. Continue reading

Wasiirada Horumarinta Adeega Bulshada oo sheegtay in shirka Caafimaadka ay ka soo qeyb galeen xubno ka socda Maamulada Somaliland iyo Puntland

Wasiiradda Maryan-QaasimWasiirada Horumarinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in shirka caafimaadka ee ka furmay magaalada Muqdisho ay ka soo qeyb galeen xubno ka socda maamulada Somaliland iyo Puntland, kuwaasi oo Dowladdu sheegtay inay qeyb ka yihiin arrimaha looga hadlaayo caafimaadka. Continue reading

Militeriga Kenya oo sheegay inay Qorsheynayaan duqeymo cusub oo ay ku Qaadaan Saldhigyada iyo Baraha Al-shabaab

Emmanuel Kenya_MilateriMas’uul ka tirsan Milateriga Kenya ayaa shacabka ku nool Koonfurta Soomaaliya ugu baaqay inay ka fogaadaan saldhigyada kooxda Al-shabaab ay leedahay iyo baraha koontaroollada ah ee ay ciidamadooda kaga sugan yihiin Koonfurt Soomaaliya. Continue reading

Ergooyinkii ka Qayb-galay shirkii dib u Heshiisiinta Jubbooyinka oo Xalay Xaflad Sagootin ah loogu sameeyay magaalada Muqdisho.

Shirka Jubbaland.jpg6Waxaa xalay Xaflad sagootin ah loogu sameeyay magaalada Muqdisho ergooyinkii ka qaybgalay shirkii dib u heshiisiinta ee Jubbooyinka oo saddex maalmood ka socday Muqdisho, kaasoo shalay lasoo gabagabeeyay. Continue reading

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada oo loogu hadlay Amniga, Soona dhaweeyey Natiijada Shirka dib u Heshiisiinta Jubbooyinka.

Golaha_Wasiirada.jpg1Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay shirkooda joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, waxaana looga sugida amniga iyo natiijadii ka soo baxday shirka dib u heshiisiinta ee dadka Jubbooyinka. Continue reading

Ethiopia accuses Eritrea over links to Al-Shabaab.

ethiopian-fm-tedros-adhanom-ghebreyesusEthiopia has accused Eritrea for supporting al-Shabaab, planning to conduct attacks in the country. “Ethiopia has reached the information that al-Shabaab will conduct a terrorist attack in the country with the support of Eritrea,” it was stated on an Ethiopian television channel. Continue reading

First Somali elected to Minneapolis City Council.

4Abdi Warsame made history Tuesday by becoming the highest elected Somali in the country, winning a seat on the City Council in a landslide. Two decades after a wave of East Africans arrived in Minneapolis to escape civil war, they emerged as a political force to elect one of their own for the first time to City Hall, jumping out of their seats at a Cedar-Riverside theater to cheer, clap and embrace one another as War­same took the stage. MORE PICTURES INSIDE Continue reading

Shirweynihii Dib-u-Heshiisiinta Shacabka Jubbooyinka oo Maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.

Xeritaanka Shirweynaha Jubbooyinka ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomalaiya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud,xubno ka tirsan golaha wasiirada, Xildhibaano, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ergadii shirka ka qeyb galeysay, Ra’isal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda dalka Ethiopia iyo diblomaasiyiin caalaami ah. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading

%d bloggers like this: