Wasiirka Warfaafinta Bostada Isgaarsiinta Iyo Gaadiidka Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.

Wasiirka_WarfaafintaWasiirka Warfaafinta,  Boostada,  Isgaarsiinta iyo Gaadiidka ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu soo dhameystay safar shaqo oo uu ku tagey dalal ka mid ah caalamka. Continue reading

Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka oo maanta soo Kormeeray Xarunta Golaha Shacabka oo dib u habeyn lagu sameeyey

Dib-u-dhiska-Golaha-ShacabkaKu simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta kormeer ku soo sameeyey  Xarunta Golaha Shacabka oo dib u habeyn lagu sameeyey,.waxaana kormeerkiisa  ku wehliyey XIldhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Continue reading

Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la sheegay in maanta loo Gudbiyo Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Waasaraha Soomaaliya.

Barlamaanka Cusub.jpg2Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la sheegay in maanta loo Gudbiyo Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Waasaraha Soomaaliya, waxaana la sheegay in mooshinkan ay saxiixeen tiro ka badan 168-xildhibaan oo baarlamaanka ka tirsan. Continue reading

Dowladda Mareykanka oo sheegtay in Saldhigyo ay ka dhisayso xadka ay wadaagaan Soomaaliya, Jabuuti iyo Kenya si ay kula Dagaallanto Al-shabaab

USA Iyo Somalia.jpg1Mareykanka ayaa wadda qorshe ay saldhigyo kaga dhisayso xuduudaha ay wadaagaan dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Jabuuti, kuwaasoo ay sheegtay inay kula dagalaamayso kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya. Continue reading

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo Warbixin ka Dhagaystay Guddi Wasiirro ah oo loo diray Gobolada Shabeellada Hoose

Golaha Wasiiradda.jpg 4Kulankii Caadiga ee Golaha wasiiradda Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka hadleen ammaanka guud ee dalka iyo colaado dhawaan ka dhacay gobolka Shabeellada Hoose. Continue reading

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Khudbad dhinac walba taabanaysa ka jeediyey Shir Madaxeedka Afrika iyo Carabta.

Gudoomiyaha-Baarlamaanka-ee-Shirka Arab & AfrikaGudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta khudbad dhinac walba taabanaysa ka jeediyey shir madaxeedka dalalka Carabta iyo Afrika ayadoo shirkaasina ay Soomaaliya uga qeybgalayaan Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud oo maanta kormeer shaqo ku tagay iskuulka Xamar Jab-Jab ee gobolka Banaadir

Madaxweynaha Soomaaliya.jpg5Madaxweynaha Somalia, Xasan  Sheekh Maxamud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay iskuulka Xamar Jab-Jab ee gobolka Banaadir, wuxuu sheegay in Soomaaliya ay saxiixi doonto heshiiska caalamiga ee xaquuqda carruurta. Continue reading

Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo tegay Xarunta maamulka Puntland ee Garoowe.

Key & FarooleMagaalada Garoowe ee xarunta maamul Goboleedka Puntland  ayaa waxaa maanta tegay wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo uu horkacayey  wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Key. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku soo Booqday Isbitaalka AMISOM dadkii ku dhaawacmay Weerarkii Beledweyne

Ra'iisul_Wasaaraha.jpg1Ra’iisul wasaaraha Soomaalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ku soo booqday isbitaal AMISOM ee Muqdisho dadkii ku dhaawacyadii weerarkii shalay Al-shabaab ay ku qaaday saldhigga degmada Beledweyne, kuwaasoo isla shalay la soo gaarsiiyay Muqdisho si ay u helaan daweyn deg-deg ah. Continue reading

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo cambaareeyay weeraradii Al-Shabaab ay ka geysatay mag. Baladweyne

UN-Secretary-General-Ban-Ki-moonXoghayaha guud ee qaramada midoobay  ayaa cambaareeyay weeraradii ay Xarakada Al-Shabaab ka geysteen magaalada Beledweyne, wuxuuna sheegay in weeraradaas argagixisadu ay qaaday ay sababeen dhibaato ballaaran. Continue reading

Dowladda Jabuuti oo Shaacisay in weerarkii ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Baladweyne uu kaga dhintay hal askari.

Ciidanka JabuutiDowladda Jabuuti ayaa Shaacisay in hal askari oo ka mid ah ciidamadeeda ka tirsan AMISOM uu kaga dhintay weerarkii shalay ay Al-shabaab ku qaaday saldhigga booliiska magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Continue reading

Shirkadda diyaaradaha Somali Airlines oo toddobaadyada soo socda aydibbillaabi doonto howlaheedii duulimaadyada.

SOMALI AIRLINESShirkadda diyaaradaha Somali Airlines ayaa lagu wadaa inay toddobaadyada soo socda dib u billowdo howlaheedii duulimaadyada kaddib 23-sano oo aysan shaqeyn, sida lagu sheegay barta Skyliner Aviation. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh oo shaaca ka qaaday in Dowladda Soomaaliya ay ka go’an inay Dalka ka cirib-tirto Kooxda Al-Shabaab.

Madaxweyne XasanMadaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray dhammaan dadkii waxyeelladu ka gaartay qaraxii maanta ka dhacay saldhigga booliiska ee Beledweyne. Continue reading

Saldhiga Booliiska magaalada Beledweyne oo saakay lagu qaaday Weerar ismiidaamin ah iyo Faahfaahin ku saabsan arrintaas.

Qarax_Beledweyne1Dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne ayaa Saakey barqadnimadii waxay hal mar ka war-heleen dhawaqa qarax aad u xoog badan iyo rasaas isla socta oo ka dhaceysa ilinka hore ee saldhiga booliiska magaalada Beledweyne oo fariisin u ah ciidamada booliiska maamulka gobolka Hiiraan iyo kuwa Jabuuti ee howlgalka midowgga Africa AMISOM. Continue reading

4 gunmen in Kenya mall attack ID’d; official says death toll could rise

Westgate NairobiNAIROBI, Kenya -18November, 2013 – The four Westgate Mall attackers — all ethnic Somalis  crossed into Kenya in June and settled down in Nairobi’s ethnic Somali neighbourhood, where they worked out at the Andalus Gym, a Western official said Monday. Continue reading

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Si heer Sare loogu soo dhaweeyey Dalka Kuwait.

Jawaari Kuwait.jpg1Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo uu wehliyo Wasiir dowlada wasaaradda Arrimaha Dibedda Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Mudanaayal Baarlamanka ah ayaa maanta soo gaaray Magaalada Kuwait City oo ay uga qeybgalayaan shirka iskaashiga Carabta iyo wadamada Afrika kaasoo berito ka furmi doona Magaalada Kuwait. Continue reading

Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya oo maanta Booqasho ku tegay magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.

Ergeyga MA SomaliaMudane Maxamed Saalax Anaadiif oo ah Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya, isla markaana ah Madaxa howlgalka AMISOM ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay,wuxuuna tagay halka uu ka socdo shir-weyne maamul loogu sameynayo lix gobol oo ku yaalla Koonfurta Soomaaliya iyo galbeedka Soomaaliya. Continue reading

Ra’iisul Wasaare Saacid oo ugu baaqay in si deg-deg ah u joojiyaan Beelaha ku dagaalamaya deegaanka No.50.

R. Saacid.jpg1Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid†ayaa ku baaqay in si deg deg loo joojiyo dagaalada ka socda inta u dhaxaysa No.50 iyo magaalda Afgooye. Continue reading

Wasiiradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kuwait ugu warbixisay in dalka ay dib ugu laabtay Qurbo-joog badan….

wasiirka dibadda  Soomaaliya, FowziyoWasiiradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Fowsiyo Yuusuf oo ku sugan dalka Kuwait ayaa waxay xalay iyada iyo wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Maxamuud Xasan Suleymaan waxay kulan la yeesheen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas. Continue reading

Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed oo lagu qabtay kulan dhexmaray Ganacsato iyo Dhkhaatiir Soomaaliyeed.

Kulan_Ganaacsatada SoomaaliyaRugta Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa waxaa shalay lagu qabtay Kulan dhexmaray Ganacsato iyo dhakhaatiirta Soomaaliyeed oo ka kala yimid gudaha iyo dibadda dalka. Agaasimaha Rugta Ganacsiga, Cabdi Abshir Dhoore ayaa kulankaas ku soo bandhigay wax-qabadka Rugta muddadii yarayd ee dib loo aasaasay. Continue reading

Hay’adda UNFPA oo maanta deeq gawaari Amplace ah ku wareejisay Wasaaradda Adeega Bulshada ee Soomaaliya.

???????????????????????????????Hay’adda UNFPA ayaa maanta deeq gawaari ah ku wareejisay wasaaradda adeega bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya, deeqdan gawaarida ah ayaa ahaa gawaarida caafimaadka Ambalaas oo gaaraya ilaa iyo shan gaari, taasi oo loogu talagalay in loogu adeego shacabka Soomaaliyeed oo xiligan baahi weyn u qaba gawaarida Ambalaaska ah. Continue reading

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Xukuumadda Soomaaliya ugu deeqday gaadiid iyo qalab Ciidan.

Imaaraadka.jpg1Deeq isugu jirta  Gaaddiid kala duwan iyo qalab Ciidan ayaa Dowladda Imaaraadka Carabta ay ugu deeqeday dowladda federaalka Soomaaliya, deeqdaas waxaa ka mid ahaa  17-gaari oo isugu jiray 10 kuwa ciidamada ah, afar kuwa aysan xabbadu karin ee ay madaxda lagu qaado, laba Dab-damis iyo hal Ambalaas. Continue reading

Magaalada Bern ee Caasimadda dalkan Switzerland oo maanta ka furmay Shirweynihii wadamada xubnaha ka ah Ururka Boostada Caalamka.

Shirweynaha Boostada.jpg1Waxaa magaalada Bern ee Caasimadda dalkan Switzerland ka furmay Shirweynaha wadamada xubnaha ka ah ururka boostada Caalamka waxaana dawladda Soomaaliya markii ugu horraysay 23 sano kadib si rasmi uga soo qaybgashay Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada. Continue reading

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Dalka Kuwait kaga qeybgaleysa shirka Wasiirada dibadda wadamada Carabta iyo Afrika.

???????????????????????????????Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Fowsiyo Yusuf Xaji Aadan ayaa gaartay Magaalada Kuwait oo ay uga qeybgelayso shirka madaxda wadamada Carabta iyo Afrika oo ay ka galayaan in ka badan 64 dal. Continue reading

Guddoomiyaha Barlamaanka oo Shacabka Soomaaliyeed ku booriyey inay is-dajiyaan kuna kalsoonaadaan Wakiiladooda Golaha Shacabka.

???????????????????????????????Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Prof. Maxamed Cismaan (Jawaari) oo shir jaraa’id oo uu uga hadlayo marxaladda uu marayo dalka, gaar ahaan dhanka siyaasadda maanta ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay is-dajiyaan oo ay ku kalsoonaadaan golaha baarlamaanka. Continue reading

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray Xarun Casri ah oo Lagu Tababaraayo Saraakiisha Ciidamada.

Wafdi  wasiirrka difaaca.jpg1Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/Xakiim  Maxamuud Xaaji Faqi oo ay wehliyeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Difaaca Mudane Muuse Cabdulle Maxamuud iyo Saraakiil ka tirsan Masuuliyiinta ku howlan hirgelinta mashruucaan dib loogu dhisayo Xeradan casriga ah ee lagu tababarayo Saraakiisha Ciidamada XDS. Continue reading

Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan Gobolka Bay oo la wareegay gacan ku haynta Degmada Buurhabaka ee Gobolka Bay

???????????????????????????????Ciidamada xoogga dalka qaybta 60-aad ee ku sugan gobolka Bay ayaa maanta lagu wareejiyay maamulka guud ee degmada Buurhakabo, kaddib markii ay ka baxeen ciidamadii milateriga ee ka yimid Muqdisho, kuwaasoo dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay halkaas gacanta ku hayay. Continue reading

NASA: Cyclone 03A Makes Landfall In Somalia.

 Dabeel dhuufaanImage Caption: On Nov. 8 at 10:05 UTC/5:05 a.m. EDT NASA’s Aqua satellite captured this visible image of Tropical Cyclone 3A in the Arabian Sea approaching Somalia. Credit: NASA Goddard MODIS Rapid Response Team . Continue reading

Shir aan caadiga aheyn oo maanta isugu imaadeen Mas‘uuliyiinta maamulka Gobolka Banaadir oo loogu hadlay dhaqaale loo Uruurinayo dadkii ku waxyeeloobay Dhuufanta & Fatahaadda Wobiyada

Maamulka G. BanaadirShir aan caadi aheyn oo ay maanta ay isugu yimaadeen dhamaan Guddoomiyeyaasha dagmooyinka gobolka Banaadir oo uu shir guddoominayay Duqa magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir  Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta dhexe maamulka Gobolka Banaadir. Continue reading

Taliyayaasha Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo Uganda oo wadahadalo ku leh magaalada Kampala.

Jeneral SaacidTaliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya General C/xakiim Daahir Saciid (Saacid) oo booqasho rasmi ah ku joogo dalka Uganda ayaa si wanaagsan loogu soo dhaweeyay magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda, wuxuuna wadahadalo la leeyahay saraakiisha dhanka ammaanka ee dalkaas. Continue reading

%d bloggers like this: