Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo Beensisay Warar ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta Soomaalida.

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda.Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya ahna Ra’isal wasaare ku xigeenka Marwo Fowsiyo  Yuusuf  Xaaji Aadam  ayaa ka hadashay warar ay qoreen warbaahinta qaar oo sheegaya in si musuq maasuq ah wasaaradda arrimaha dibadda ay ugu kaxeysay wadama ka mid ah qaarada Yurub shaqsiyaad Soomaali ah, iyadoo sheegtay wararkaasi in ay yihiin kuwa been abuur ah oo sal iyo raad midna aan laheyn. Continue reading

Ergayga Qaramada Midoobay Soomaaliya oo Baaq u diray shacabka Gobolka Sool in ay Nabadda ilaaliyaan

Mr, Nicolas KayErgayga Qaramada Midoobay Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay in uu walwal xoog leh ka qabo dagaalka ka qarxay dhawaan Gobolka Waqooyi Bari ee Sool. Continue reading

Doodii Xildhibaannada Baarlamaanka oo ay Kaga doodayeen Mooshinkii Kalsooni Kala Noqoshada Xukuumadda oo berri halkaas laga sii amba qaadi doono.

mooshin baarlamankaKulanka golaha Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxaa maanta shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayadoo goobjoogna ay ka ahaayeen Gudoomiye ku xigeenka Koobaad Mudane Jeeylaani Nuur Iikar iyo Gudoomiyaha ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad,sida uu Gudoomiyaha Baarlamaanka ku dhawaaqayna kulanka waxaa soo xaadiray 248 Mudane. Continue reading

Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta leh Kulan Xasaasi ah oo looga doodayo Mooshinkii laga keenay Xukuumadda

???????????????????????????????Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta leh kulan xasaasi ah oo looga hadlayo mooshinkii dhawaan laga keenay xukuumadda Somalia, iyadoo la xiray waddooyinka soo gala xarunta golaha shacabka. Continue reading

%d bloggers like this: