Qarax Khasaare geystay oo xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe.

Jowhar.jpg2Waxaa xalay fiidkii degmada jowhar ee xarunta gobolka shabeelaha dhexe ka dhacay qarax hal qof uu ku dhintay, saddex kalena ay ku dhaawacmeen, sidaasi waxaa sheegay taliyaha nabad sugidda gobolka Shabeellada dhexe, C/weli Ibraahim Maxamed.

Continue reading

Garaash ku yaalla Isogyska KM-4 oo lagu iibiyo Gaadiidka iyo Shidaal oo uu Maanta Dab xoogan ka kacay.

Dab_khasaare_Geystay.jpg2Dab xoog leh ayaa maanta ka kacay garaash weyn oo lagu iibiyo Gaadiid ay leeyhiin ganacsato Soomaaliyeed iyo Shidaal, waxaana dabkaas uu bur-buriyay dhismayaal fara badan oo halkaasi ku yaallay, iyadoo uu hal qof ku dhaawacmay. Continue reading

%d bloggers like this: