Somalia’s Failure: A Broken System or Lousy Leaders?.

somalia-hassan-sheikh-mohamud-abdi-farah-shirdon-president-prime-minister-power-struggle-clan-systemSomalia’s power-sharing system has failed. In most of the world’s parliamentary democracies, it’s rare to see presidents and prime ministers bickering, since their roles and responsibilities are more or less distinct and rarely overlap. However, in many African governments, power struggles between presidents and prime ministers are quite common, even when the offices have clearly defined constitutional roles. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia oo Dingiin Culus u diray Xildhibaannada ka Maqan kulamada Baarlamaanka.

???????????????????????????????Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Jawaari ayaa digniin culus u diray xildhibaannada ka maqan kulamada Baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in xildhibaankii ay kulammada soo xaadirin ay u arkayaan mid ka dhuumanaya shaqadiisa. Continue reading

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo sheegtay in Midowga Yurub ay dadaal ugu jiraan sidii ay Soomaaliya dib ugu dhismi lahayd.

Wasiiradda A. Dibadda.jpg2Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hoggaaminayso oo ayaamahan ku sugnaa Brussels ayaa maanta soo gaba-gabeynaya shirka ay halkaas uga qayb-galayaan kasoo looga hadlayo horumarinta caalamka. Continue reading

%d bloggers like this: