Advertisements

Xisbiyada Mucaaradka Jabuuti oo u Hambalyeeyay ciidanka Hiil walaal ee ku sugan gobolka Hiiraan.

hiil walaal jabuutiWakiilada axsaabta mucaaridka ee Jabuuti (USN-UDJ) ee dalalka la isku yidhaahdo Beneluxega (Holland, Belgium iyo Luxemburge) waxaa ay Hambalyo u dirayaan ciidanka Jabuuti ee Hiil walaal ee ku sugan magalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ayna leeyihiin hambalyo iyo bogaadin, waxaan ku hambalyeyneyna howsha geesinimada leh ee ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Hiiraan. Continue reading

Advertisements

Qaramada Midoobay oo si aad ah uga hortimid in la xiro Xeryaha Qoxootiga Dalka Kenya.

Xero qaxooti MuqdishoQaramada Midoobay ayaa sheegtay in aysan ogolaanayn in la xiro xeryaha ku yaalla dalka Kenya oo ay ku jiraan qoxootiga Soomaaliyeed, kaddib markii wasiirka arrimaha gudaha Kenya uu dhawaan amar ku bixiyay in xeryaha qoxootiga la xiro. Continue reading

Maamulka G/Banaadir oo soo gabagabeeyay wejiga 1-aad ee deeq uruurintii loogu talagalay dadka Ku barakacay Fatahaadda iyo Duufaanta

TarsanWaxaa shalay Maamulka gobolka Banaadir uu soo gabagabeeyay wejiga 1-aad ee deeq uruurinta loogu talagalay dadkii ku waxyeeloobay Fatahada wabiga iyo roobabkii dabeylaha watay eek u dhuftay deegaanno hoos taga maamulka Puntland. Continue reading

Marwada Madaxweynaha Somaalia oo deeq gaarsiisay dadka ku barakacay fatahaada wabiga Shabelle ee Jowhar

Deeq-Marwada-MadaxweynahaMarwada Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa shalay  deeq isugu jirta raashiin iyo lacag gaarsiisay dadka ku barakacay fatahaada wabiga Shabelle ee ku dhaqan duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada Dhexe. Continue reading

%d bloggers like this: