Xildhibaanada Baarlamanka oo Mooshin kadhan ah xukuumada Ra’isal wasaare Saacid u gudbiyay Gudoonka sare.

mooshin baarlamanka

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA MOOSHINKA Continue reading

Ra’isal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo Maanta Booqday Xarumaha Wasaaradaha War-faafinta iyo kheyraadka Dalka.

Ra'iisul_wasaaraha_oo_booqdayRa’isal wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa Maanta booqday xarumaha wasaaradaha  warfaafinta iyo xarunta wasaaradda Kheyraadka dalka, waxaana uu kulamo gooni-gooni ah la qaatay howl-wadeennada iyo dhammaan shaqaalaha ka howlgala labadaas wasaaradood, isagoo ka dhegeystay waxqbadkooda mudada sanadka ahayd ee ay wasaaradahani shaqeynayeen. Continue reading

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Wafdi Ay Hoggaamineyso oo Maanta u Ambabaxay Dalka Belgium

Wasiirka A. DibaddaWasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah  ahna Ra’isalwazaare ku xigeen ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ay hogaamineyso ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha caalamiga ah Aadan C/lle Cismaan ee magaaladda Muqdisho iyadoo ku sii jeedda magaaladda  Brussells ee xarunta dalka Biljamka. Continue reading

Wasiirka Warfaafinta oo maanta Kormeer ku tegay Madbacaddii Qaranka, sheegayna in la howlgelin doono.

???????????????????????????????Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Mudane Cabdulaahi Ciilmooge Xirsi ayaa wuxuu maanta Kormeer ku tagay Madbacaddii Qaranka ee degmada Shangaani oo ay hadda deganyihiin dad shacab ah ujeedada kormeerkiisa waxay aheyd inuu Wasiirku dar dar galiyo dadaalka uu ku doonayo dib u soo nooleynta Madbacada Qaranka. Continue reading

Dowladda Islaamiga Iiran oo Heshiis kula gashay dalalka Galbeedka inay hakinayso barnaamijkeeda Hubka Nukliyeerka

Genf Konferenz Iran.jpg1Dowladda Islaamiga ee Dalka Iran ayaa heshiis Ku Meel Gaar ah la galay dalalka reer galbeedka, kaasoo ku saabsan hubkeeda nuklieerka, kaddib afar maalmood oo ay socdeen wadahadallo arrintan ku saabsan. Continue reading

Hay’ada UNHCR ee qaxootiga qaabilsan QM oo si aad ah ugu xumaatay hadalkii kasoo yeeray wasiirka arrimaha gudaha ee Kenya

UNHCR ee dalka Kenya RaoufHay’adda u qaabilsan qaramada midoobay arrimaha qaxootiga ee  (UNHCR) ayaa si aad ah ugu xumaatay hadalkii shalay kasoo yeeray wasiirka arrimaha gudaha ee Kenya Joseph Olelenko kaasoo ahaa inuu amar ku bixiyay in irridaha loo laabo dhammaan xeryaha qaxootiga ee Soomalidu ay ku jiraan. Continue reading

%d bloggers like this: