Taalo degmada Baladweyne looga dhisayo Halgame Sheikh Xasan Barsane oo Maanta ladhagax dhigay.

XILDHIBAAN CUMAR DHEERE

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA DHAGAXDHIGA TAALADA Continue reading

Ciidamo isku dhafan oo ka kooban Jabuutiyaan, Itoobiyaan iyo Soomaali oo ku wajahan Fariisinka ugu weyn ee Al-Shabaab ee Degmada Buulo-burde.

Ciidanka JabuutiWar saakay naga soo gaaray  Magaalada Baladweyne  ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamo isku dhafan oo ka kooban Jabuutiyaan, Itoobiyaan iyo Soomaali oo ay u dhaqaaqeen degmada Buulaburde, kuna  wajahan Fariisinka ugu weyn ee Al-Shabaab ee ay ku leeyihiin Degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Continue reading

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta loo qaybinayo Mooshinkii laga keenay Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya.

Xildhibaanada barlamaanka.jpg4Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta loo qaybinaayo mooshin ka dhan  ah Ra’iisul- wasaaraha Soomaaliya oo Khamiistii lasoo dhaafay loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka. Continue reading

Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya oo sheegay inay ciidanka Jabuuti sii wadi doonaan Howsha lagu soo celinayo nabdda Soomaaliya

safiirka-jabuutiSafiirka Jabuuti u fadhiya Somalia, Dayib Dubad Rooble oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in ciidamadooda ku sugan Soomaaliya ay sii wadi doonaan ka qaybqaadaasha howlaha lagu soo celinayo nabadda Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: