Mr. Edward Ssekandi oo ah Madaxweyne ku xigeenka dalka Uganda, ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha Carabta iyo Afrika in ay gacan ka geystaan howlgalka nabad soo celinta Soomaaliya, isagoo xusay in howshan ay udub dhxaad u tahay nabadda iyo degenaashaha gobolka. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne ku Xigeenka Uganda oo Madaxda Dalalka Carabta & Afrika ugu baaqay inay Taageeraan Howl-galka AMISOM
You must be logged in to post a comment.