Posted on November 22, 2013 by SomaliSwiss
Wafdigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho, waxaana dadkii soo dhaweeyey ka mid ahaa  Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar,Wasiirro ka tirsan Xukuumadda,inta ugu badan XIldhibaannada Golaha Shacabka,saraakiisha Ciidammada,waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wafdigii uu hogaaminayey oo maanta dib uga soo laabtay dalka.
Posted on November 22, 2013 by SomaliSwiss
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka, C/kariim Xuseen Guuleed oo ay ka nid ahaayeen Wasiirka Kheyraadka C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiir ku xigeenada Gaashaandhiga, Maaliyadda iyo Qorsheynta,  iyo  adeega Bulshada, Xildhibaano, Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Jeneraal C/xakiim Daahir Siciid “Saacidâ€,   ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif ay ku soo dhaweeyeen  mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi Wasiiro ah oo maanta gaaray degmada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.
Posted on November 22, 2013 by SomaliSwiss
Nicholas Kay, ayaa maanta soo gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Mr Key iyo wafdigiisa waxaa garoonka kusoo dhoweeyey mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Puntland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo maanta tegay Boosaaso, lana kulmay qaybaha Bulshada.
Posted on November 22, 2013 by SomaliSwiss
Danjiraha Somalia u fadhiya dalka Britain C/llaahi Maxamed Cali (San-bololshe) ayaa ka qayb galay  munaasabad ballaaran oo lagu saxiixayey heshiis is-afgarad ah oo lagu qabtay bartamaha magaalada London iyadoo munaasabaddaas ay soo abaabuleen rugta ganacsiga Yurub iyo Soomalaiya ee uu guddoomiyaha u yahay Sir Tony Baldry oo ah Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Britain. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Danjiraha Soomaaliya ee dalka Boqrtooyada Ingiriiska oo ka Qayb-galay Kulan lagu Saxiixay Heshiis Is-afgarad ah.
Posted on November 22, 2013 by SomaliSwiss
Ciidanka Booliiska dalka Uganda ayaa sheegay in ay heleen xog ku saabsan in Al-Shabaab ay qorshaynayso inay weerarro ka geysato goobaha waxbarashada dalkaas, gaar ahaan xarummo Kampala ku yaalla. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidanka Booliiska dalka Uganda oo Shaaciyay inay heleen Xog sheegaysa inay Al-shabaab weerarro ka geysanayso Magaalada Kampala
Posted on November 22, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka Warfaafinta, Â Boostada, Â Isgaarsiinta iyo Gaadiidka ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu soo dhameystay safar shaqo oo uu ku tagey dalal ka mid ah caalamka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Warfaafinta Bostada Isgaarsiinta Iyo Gaadiidka Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.
You must be logged in to post a comment.