Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka oo maanta soo Kormeeray Xarunta Golaha Shacabka oo dib u habeyn lagu sameeyey

Dib-u-dhiska-Golaha-ShacabkaKu simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta kormeer ku soo sameeyey  Xarunta Golaha Shacabka oo dib u habeyn lagu sameeyey,.waxaana kormeerkiisa  ku wehliyey XIldhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Continue reading

Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la sheegay in maanta loo Gudbiyo Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Waasaraha Soomaaliya.

Barlamaanka Cusub.jpg2Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la sheegay in maanta loo Gudbiyo Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Waasaraha Soomaaliya, waxaana la sheegay in mooshinkan ay saxiixeen tiro ka badan 168-xildhibaan oo baarlamaanka ka tirsan. Continue reading

Dowladda Mareykanka oo sheegtay in Saldhigyo ay ka dhisayso xadka ay wadaagaan Soomaaliya, Jabuuti iyo Kenya si ay kula Dagaallanto Al-shabaab

USA Iyo Somalia.jpg1Mareykanka ayaa wadda qorshe ay saldhigyo kaga dhisayso xuduudaha ay wadaagaan dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Jabuuti, kuwaasoo ay sheegtay inay kula dagalaamayso kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya. Continue reading

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo Warbixin ka Dhagaystay Guddi Wasiirro ah oo loo diray Gobolada Shabeellada Hoose

Golaha Wasiiradda.jpg 4Kulankii Caadiga ee Golaha wasiiradda Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka hadleen ammaanka guud ee dalka iyo colaado dhawaan ka dhacay gobolka Shabeellada Hoose. Continue reading

%d bloggers like this: