Advertisements

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Khudbad dhinac walba taabanaysa ka jeediyey Shir Madaxeedka Afrika iyo Carabta.

Gudoomiyaha-Baarlamaanka-ee-Shirka Arab & AfrikaGudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta khudbad dhinac walba taabanaysa ka jeediyey shir madaxeedka dalalka Carabta iyo Afrika ayadoo shirkaasina ay Soomaaliya uga qeybgalayaan Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka. Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud oo maanta kormeer shaqo ku tagay iskuulka Xamar Jab-Jab ee gobolka Banaadir

Madaxweynaha Soomaaliya.jpg5Madaxweynaha Somalia, Xasan  Sheekh Maxamud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay iskuulka Xamar Jab-Jab ee gobolka Banaadir, wuxuu sheegay in Soomaaliya ay saxiixi doonto heshiiska caalamiga ee xaquuqda carruurta. Continue reading

Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo tegay Xarunta maamulka Puntland ee Garoowe.

Key & FarooleMagaalada Garoowe ee xarunta maamul Goboleedka Puntland  ayaa waxaa maanta tegay wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo uu horkacayey  wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Key. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku soo Booqday Isbitaalka AMISOM dadkii ku dhaawacmay Weerarkii Beledweyne

Ra'iisul_Wasaaraha.jpg1Ra’iisul wasaaraha Soomaalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ku soo booqday isbitaal AMISOM ee Muqdisho dadkii ku dhaawacyadii weerarkii shalay Al-shabaab ay ku qaaday saldhigga degmada Beledweyne, kuwaasoo isla shalay la soo gaarsiiyay Muqdisho si ay u helaan daweyn deg-deg ah. Continue reading

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo cambaareeyay weeraradii Al-Shabaab ay ka geysatay mag. Baladweyne

UN-Secretary-General-Ban-Ki-moonXoghayaha guud ee qaramada midoobay  ayaa cambaareeyay weeraradii ay Xarakada Al-Shabaab ka geysteen magaalada Beledweyne, wuxuuna sheegay in weeraradaas argagixisadu ay qaaday ay sababeen dhibaato ballaaran. Continue reading

Dowladda Jabuuti oo Shaacisay in weerarkii ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Baladweyne uu kaga dhintay hal askari.

Ciidanka JabuutiDowladda Jabuuti ayaa Shaacisay in hal askari oo ka mid ah ciidamadeeda ka tirsan AMISOM uu kaga dhintay weerarkii shalay ay Al-shabaab ku qaaday saldhigga booliiska magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Continue reading

Shirkadda diyaaradaha Somali Airlines oo toddobaadyada soo socda aydibbillaabi doonto howlaheedii duulimaadyada.

SOMALI AIRLINESShirkadda diyaaradaha Somali Airlines ayaa lagu wadaa inay toddobaadyada soo socda dib u billowdo howlaheedii duulimaadyada kaddib 23-sano oo aysan shaqeyn, sida lagu sheegay barta Skyliner Aviation. Continue reading

%d bloggers like this: